header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Xasan Cabdi Madar
Sirta Guurka
AIDAM, Hargeisa, 2004
ISBN: N.A. -


Sharaxani wuxuu kusoo baxay dhabarka buugga:

"Waxa aan u malaynayaa in kitaabkani yahay kii u horeeyay ee ku qoran Af-Soomaali oo si mug leh u soo bandhiga xikmadda ku sugan Guurka iyo Nolosha Qoyska. [...] Kitaabku, waxa uu si hufan u saafayaa Raaxada laga dheefsado Guurka toosan iyo macaanka nolosha Qoysnimo iyo dhaxalka Qadhaadh ee Guurka salkiisu Qalloocdo"
Xasan Siciid Yuusuf, Tifatiraha sare ee Wargeyska Jamhuuriya.

"Buuggan yari sida uu u waynyahay iyo macluumaadka uu xambaarsan yahay aad aya u kala fog yihiin. Waa hubaal haddii aad akhrido in aad ka helayso aqoon badan."
Cumar Axmed Maxamed, Maamulaha Macahdka AIDAM, Hargeysa.

"Guurku waa qodob dadka afsoomaaliga wax ku qoraa aanay dhibicna ka taaban balse qoraagu buuggan si qoto dheer ugu lafo guray nuxurka iyo raadaynta uu ku leeyahay nolosha qofka."
Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), Tifatiraha Guud ee Wargeyska Maandeeq.


Buugaagta kale ee uu qoraagu hore u qoray waxay yihiin:
  1. Cadaabtii Ifka
  2. Qalbu lula
  3. Jacaylkii shanta qaaradood
  4. Ninkii helaa nasiib leh
  5. Maad barane ha u bogin
  6. Nabaadiino
  7. Barbaarsame: barbaarinta iyo toosinta ubadka
Xasan Madar wuxuu deggan yahay Hargeysa, halkaas oo laga soo bilaabo 1996 kii waqti ku qaadan jiray dhinaca qoraallada sheekooyinka gaagaaban iyo qormooyin taxane ah oo kuu soo bixi jiray wargeysyada Xorriya, Jamhuuriya, Codka Hargeysa, Dhambaal iyo Maandeeq.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-10-29 01:05:14
    cabdiraxmaan maxamed - xarako200@hotmail.com
    Asc aqayaarta dhamaan Waa idin salaamay Ciid wanaagsan hanbalyo Hanbalyo ayaan idin Leeyahay
  2. Akhriste - 2011-12-19 08:16:51
    M.xamed deeq.c/muqtaar - Akhayar@hotmail.com
    Waan ubaahanahay buugan sida looga faa ideesankaro oo ugufican
  3. Akhriste - 2011-12-13 09:29:41
    Axmad - Suldanka_8@live.co.uk
    Asc Walaalayaal aad baad umahad santihin walaalayaan waana buug aad aan u xiiseeyo waxaana filaynaa inaad kuwo kale noo soo qoraysaan mahad sanidiin
  4. Akhriste - 2011-12-13 09:21:55
    Axmad - Suldanka_8@live.co.uk
    Waaw aad baad umahad santihin walaalayaan
  5. Akhriste - 2011-12-09 08:00:50
    maryama - maryamo2003@hotmail.com
    asc dhaman umada musliminta ah wan salamay waxa kalo mahad dhaman usugnatay allah subxanaho watacala marka walalayal ku dadala taqwada ale waxana idinkula talinaya hadad awodan wa ina gursatan o gur diyar unoqotan mida kale book ama wax kale idinkama tarayo wax e dacad u ahaada gur wad heli dontan gapar ama wil dacad ah wa walashin maryama o nafteydapa an gashan uga dhigo sooka asc dhamam
  6. Akhriste - 2011-08-26 09:23:17
    najmo - najmocabdi@hotmai.com
    A.sc walalalaha wad salaman tihin waxana idin dardaarma cabsida alah waxana ognahay iney adunyada ey tahay galin hore iyo galin dambe marka iqwani dadala wlhi dambi weyn ayan ku suganahay hadana ka towba kenin dhamantin qeyr ayan idin rajeyna hana laga faa ideysto 10ka dambe e ramadanka
  7. Akhriste - 2011-08-20 03:31:45
    abdiwali sh abdi mahamoud - waliafrica@hotmail.com
    hambalyo mr:xasan abdi madar&red see online for their ts
  8. Akhriste - 2011-08-17 05:17:05
    najmo - najmocabdi@hotmail.com
    a.s.c walaayal marka ugu horeyso wa inad baratan kitabta iyo waxyalaha naloga bahan yahay o na anfaceyso aqiro iyo adun kuna dadala inad qada taan sunada nabigena scws adunyan wa wax an si jiren hana laga faa ideysto bishan barakeysan e ramadanka waxan idin leyahay‏ 0 ‏ ولاتموتن إلاوأنتم مسلمون
  9. Akhriste - 2011-08-14 07:41:08
    najmo - najmocabdi@hotmail.com
    asc walal dhaman wad salaman tihin marka hore waxan isku dardaarmena cabsida alaah markastan u tagan adomadisa marka inshaalah ku dadala cabsida alah mida kale buga hadu ugu jiro
  10. Akhriste - 2011-08-14 07:31:17
    najmo - najmocabdi@hotmail.com
    asc walal aad ayan u mahadsantihin dhamanti waxana rabna buga melaha laga heli karo
  11. Akhriste - 2011-08-12 14:24:48
    cabdifatax book shop - cabdifataxbookshop@hotmail.com
    waxaan doonayaa anigoo ah cabdifatax book shop buuk iga lumay oo lagu magac daro buuka raaxada guurka iyo baaraha qoyska
  12. Akhriste - 2011-08-11 11:13:16
    Manka - A.rahmanyare-9@hotmail.com
    Mansha allah lkn wlal buga xage kaheli kara
  13. Akhriste - 2011-07-28 18:33:02
    Axmed muxyadiin - cagmadhige95@hotmail.com
    buugaan waa kahelay laakiin waxaa cabsi igaliyay dhalita aan aan guurka gaarin hadey aqriyaan waa sidee? su'aashaan waa midaan doonayo in jawaab waafi ah leyga siiyo Mahadsanidiin
  14. Akhriste - 2011-07-22 16:37:34
    Bushra - bushra744@hotmail.com
    Asc dhamaan umada islaamka ah waxan jeclahay in aan helo buugan
  15. Akhriste - 2011-07-22 16:23:21
    Bushra - bushra744@hotmail.com
    Asc dhamaan umada islaamka ah waxan jeclahay in aan helo buugan
  16. Akhriste - 2011-07-22 12:51:55
    Ilyaas yacquub cusman - Kulmiye058@hotmail.com
    Asc sln kadid waxa an wey dinay qoraaga buu sida koban oo lagu heli kara wayo wan ubaahan nahay maxaa yelay waa bug ad u wanag san
  17. Akhriste - 2011-07-20 04:25:21
    Kowsar kusaney - Ayaan4040@hotmail.com
    Salam dhaman shaqalaha webkan ad ayn uga helay waxa ad ka hadashan
  18. Akhriste - 2011-07-04 16:32:04
    salma - salmasiciid11@hotmail.com
    ciwanka oo keliya ayaa iqanciyey lkn xagee buuga ka helaa
  19. Akhriste - 2011-05-02 15:52:16
    Abu Dujana - kaaf-888@hotmail.com
    asc dhamman waxa ay usugnaatay inta heysta diinta islaamka iyo dhaqankeeda salan kadib inta ad buugtaan isku mashqulin laheyden war dadow wad safreysaane sahay ma sidataan war waxad galeysan god madow ma diyaarsateen iftiinki aad kaga bixi laheyden ayuhal iqwah rijaal wa nisaa waxan idinkula dar daarmaaya cabsida alle iyo cibaadadiisa iska daaya mashquulka aduunyo
  20. Akhriste - 2011-04-24 06:55:40
    abdirahman mohamed roof - somaliyoung_boy@hotmail.com
    aslck dhamantina waxaxan idinku salamay 114quranka,walaalayal wan aqristay falada buuga raxada gurka waxan idin ka codsanayaa inaad garab igu sisaan sidan kuhelo bugas ama aad ii soo dirtan wad mahadsantihin
  21. Akhriste - 2011-03-22 09:32:11
    cabdifitax book shop - jonisman2010@hotmail.com
    waan idin salaamay dhamaan mudanayaalka iyo marweeynta oo idil salaan kadib waxaan idin sheegayaa inaan idin heeyo buuka walliba aat dooneysan sida buuga raaxada guurka iyo baraha qoyska run ahan tii marwaliba waat iga heli
  22. Akhriste - 2011-03-22 09:13:52
    cabdifitax - jonisman2010@hotmail.com
    waan xiiseeyaa buukaaktaan
  23. Akhriste - 2011-02-28 05:09:00
    cabdisalaan omar abdi - salaandarbi@gmail.com
    waxaa jelahay in aan akhristo buuga sirta guuka fadlan hadaad awoo daan alaa mahdleh
  24. Akhriste - 2011-02-10 02:39:43
    nimo ahmed mahamed - mahdia_2010@hotmail.com
    walaal buugan aad iyo aad ayuu ii cajabiyey fadla maii soo sheegi kartaa halka laga helo
  25. Akhriste - 2011-02-06 10:06:31
    Abdukadir Mohamed yare - abdukadir08@hotmail.com
    runtii buuggani waa buug aad muhiim u ah waaana mid faa,lldooyin badan xambaarsan waxaan jeclaan la haa in Soomaalidu ay buuggaan akhristaan int a ay dagaalami lahaayeen iyagoo aan waxba ka faa,iideyn dagaalka qoraaga buuggaan aad ayuu u mahadsan yahay .waxaana kula talineyaa in uu siiwado soo saarista buuggagta noocan ah .tel.02509368483
  26. Akhriste - 2011-02-06 03:02:59
    farah - ubax099@hotmail.com
    buugani waa buug aad u qaayo iyo qiimo badan aad ayaan ula dhacay sida uu qoraagu wax uga qoray lamaanaha iyo waxyaabaha hoos yimaada
  27. Akhriste - 2011-01-24 09:00:53
    hana - hny1@live.se
    waxan marka hore salamaya qoraaga buuga marka xigta waxan raba inaan wax ka ogaado sirta guurka mana aqaan meesha laga iibsnayo buugan markaas fadalan waxan raba inaan ogaado buuga xaga laga helayo thx
  28. Akhriste - 2011-01-19 05:18:29
    Hassan - samatar999@hotmail.com
    Buugani waa buug in badan ka hadlay wax badan oo aan hore looga hadal waxaanu mudan yahay in aad loo akhriyo oo lagu dhaqmo
  29. Akhriste - 2010-11-24 08:08:26
    abdi rahmaan - c.raxmaanyare15@hotmail.com
    walaaloow aniga gabdhaha guurka doonaya ayaan doo nayaa maxaa yeelay waxaan joogaa wadan carbeed gabdhahooda maxaa kufalaa anoo ujeedo wadan keega hooyo gabar udhalatay
  30. Akhriste - 2010-10-29 09:44:10
    Baarlife - Baarlife2@hotmail.com
    Walal buqan aad ayu muhim u yahey waxa una tababar sina dhalinyarada afka somaliqa ku hadashasha sidi ay u ogan lahayeyn muhimada gurka iyo faidoyinkisa wil/qabarba wana muhim markasna wan aqrina Bye
  31. Akhriste - 2010-10-13 09:43:05
    Mohamed - Mmaliwar@hotmail.com
    Dhaman dadka meshan isugu yimi salan hoda waxan leyahay meshan dadka ku jira wa dad hal af lehhal din leh hadu jiro dad dima kale hesta ma ogi gabaran waxan arkayay ayada o leh walala yal wax maydin weydinkara mase wa wax yabo gara waxad ka hadashan? Wax dhaqanka ka baxsan loma bahno
  32. Akhriste - 2010-10-04 08:43:08
    mohamed mahmoud ali - Wardheera@gmail.com
    dhaman shaqalaha webka salan dumar iyo ragba walalayal qofki u bahan email ahan in u kala socdo hala xariro ismoma114@hotmail.com ama mmaliwar@yahoo.com ama kowthar14@hotmail.com somalia sudan kenya ethopia hargeysa dhaman qofwaliba halku jogo haso shego bugag kalena wad ka dhargi dontan mel kasta e dunida ad ka jogto wad ka bahi beli donta inshalah bugag cusub kuwo qadimi eh heso dini qoralo jaceyl cusub kuwo dambe gabayo maqal muqal qoral kuli waxd na weydisatan diyar waxan daganahay melkasta e dunida
  33. Akhriste - 2010-10-01 00:21:15
    omarAbdisalam - omarvidic@hotmail.com
    Buugan aad ayuu wanaagsanyahay, marka qoraga waxaa kula talin lahaa in uu sii wdo sla markaana dadaalo wan dhiiri gilin lahaa.
  34. Akhriste - 2010-09-22 09:48:22
    hudaomer - hudaomer@live.com
    haa buugan raaxo guur dadku aad ayay ugu xiisee
  35. Akhriste - 2010-08-26 16:15:57
    ahmed - cadnaan92@hotmail.com
    waxa lagu amaanayo buugaan waa maxay oo uu kuwa kale uga duwanyahay ama culimada guurka xaqa kasheegta ma wax dheeri ah ayu dheeryahay waa yaabe.
  36. Akhriste - 2010-08-15 07:41:28
    saacid - nadiir98@hotmail.com
    a.s.c walalayal waxan jeclahay inan buugaan ka aqristo internet ka marka sideen ugu aqrisan kara internet ma i tilmami kartin fadlan.
  37. Akhriste - 2010-08-15 07:01:53
    saacid - nadiir98@hotmail.com
    buugan waa buug faa'iido badan ulahan umada somaliyed dadki qoren bugan aadka muhimka u ah bulshada wan umahadcelinena.
  38. Akhriste - 2010-08-08 12:24:35
    a.rasshid x.xuseen - abdinur213@hotmail.com
    s.c waxaan u baahanahay buuga uu qoray yuusuf shaacir ee tolow colka jooja fadlan ii soo sheega sida aan ku heli karo iyo tilifoonka yuusuf shaacir waa mahadsan tihiin s,a
  39. Akhriste - 2010-08-04 14:57:38
    hudaomer - hudaomer@live.com
    s/calaykum magacaygu waa huda omer waxa aan rabaa in aan arko buugan raaxo guur eeuu dad ku xisay nayaan in aan akhriyee halkan ka helaa oo dadku waxa ku xii say nayaan buuga raaxo guur
  40. Akhriste - 2010-07-23 06:45:10
    Abdulaahi Ali - dcanti@hotmail.com
    Aad iyo aady ayaan u xiiseynaa in aan buugagta halkaan ku jirto in aan aqriyo
  41. Akhriste - 2010-04-27 01:23:03
    cabdisamad - cabdisamad01@hotmail.com
    waan kahelay buugaan inaan aqristo waa buug fiican
  42. Akhriste - 2010-04-22 14:51:04
    mustafa - nfd1920@
    s/c/w aad ayaan ula dhacay runtii bookgan dhanka raaxada lakiin dhibaato ihaysata ayaan rabaa in la'igala taliyo geedkaygu wuu yaryahay maxaan isticmaali karaa si uu iigu waynaado talo bixn thans .
  43. Akhriste - 2010-04-11 08:35:52
    maxamed abuukar dheere - fatheroflove2@xardheere.com
    walaal run ahaantii waxaan rabaa inaan helo buuga raaxada aad ayaan udaneeyaa waa maxamed abuukar dheere
  44. Akhriste - 2010-03-31 09:46:21
    xmda - amina2010@live.se
    asc walaal ma fican tahay runtii waxan ahay gabadh 17 jirta runtii waxay ahayd qiso murugo badan kana tarjumaysa sida ay dagaaladu u kala geeyeen laba qof oo kasta oo is jecel
  45. Akhriste - 2010-03-25 15:04:57
    Raul ahmed - Raul114@live.com
    Asc waan adin salamay marka hore buga gurka waxan kacudsanaya fadlan waxan ahay wil jira 25 una baahan guurka raaxada hadii jawab jirto laheli lahay ok byyyy
  46. Akhriste - 2009-11-27 08:53:52
    faduumo - xaawo1234
    walal waxan ahay inaan guur jecel marka buugaan waan kaheelay ka doonta fadlaan haadi kalee walal miyaa la ibsaada fadlaan faalo igaa soo bixi walaalo macane buugu waa raaxo guur fadlaan kuu soo dhaasqaadaa waarhaayaay \
  47. Akhriste - 2009-11-14 06:10:43
    Aniso - Kushkush001@hotmail.com
    Please Make it free
  48. Akhriste - 2009-10-09 06:25:03
    nasro - ayaan322@hotmail.com
    waxan ra baa walaalo buuga raxad quurka iyo baraaraha qooyska
  49. Akhriste - 2009-10-03 07:14:47
    senab - sihaam161@hotmail.com
    salaam walalayaal waxaan rabaa in aa bugaag ka dalbado maktabadiine see iigu suurta gali kartaa aadbaaan ugu halay bugaagta afkeena hooyo ku qoran waxbadane radinaaeyey see ku heli karaa jawaab walal

    RSOL - Fadlan u dir farriin orders@redsea-online.com oo u sheeg buugta aad doonayso.

  50. Akhriste - 2009-08-28 07:29:03
    Nasreyn - romanasweet2009@hotmail.com
    Asc this Book is very nice book i like Book Raaxada Guurka iyo Baraha QOyska how can i get it the easiest why that i can get it thanks alot
  51. Akhriste - 2009-08-05 06:47:50
    anisa - shawty_f4154@hotmail.com
    i really like the book raxada guurka iyo bararaha qoyska,, dadka sameeyay aad ayaa ugu mahad celinaya,,,
  52. Akhriste - 2009-07-31 05:47:38
    Abdirahman Cadde - cabdiraxmancadde@hotmail.com
    sidee aan ku heli garaaa buugaan
  53. Akhriste - 2009-07-14 11:23:49
    gaarane - gaarane36@hotmail.com
    maa shaa allah buugan waa buug loo baahnaa rag iyo dumarba faa iidooyin badan ayaana ku jira
  54. Akhriste - 2009-07-01 13:45:06
    samatar - cs_samatar@hotmail.com
    dhamaan waxaan salamayaa qorayaasha buuga salaan kadab walalayaal waxaan ahay wiil dhalin yara ah waxaan rabaa in aan wa ka sii ogaado raaxada nolasha ee guur ka marka fadlan sheega meesha laga helo
  55. Akhriste - 2009-05-18 13:59:07
    axmad cabdiraxmaan - horyaal7_2006@hotmail.com
    waxaan rabaa buugan raaxada guurka oo dhameystiran waaayo waa uu fiican yhey oo aqoon kuu laabneyd ayyaa laga helayaa
  56. Akhriste - 2009-04-24 09:33:13
    zenab - zenab.143@hotmail.com
    waxana doo naya ianana ii bsado buuga xagena ka heela makatabada ama nabarakeeda
  57. Akhriste - 2009-04-11 10:08:14
    bashir hamud ahmed - bashir1164@hotmail.com
    run ahaantii markii aan fiiriyry buugani raaxada guurka waxaan ogaaday islamarkaasina helay aqoon korodhsi xagga raaxada guurka waxaanan u arkaa mid aad u anfacaya ragga iyo dumarka soomaaliyeed ee guurdoonka ah iyo kuwa aan gaadhin raaxada guur ka ee isqaba
  58. Akhriste - 2009-01-13 08:52:44
    Fahmo - Curejo12
    A/c/m dhaman walaleyga musliminta eh waxan idinka codsanayaa buga raxada gurka bugas oo eh turxan bixinta raxad gurka yaii helinkaro buga raxada gurka tolow by
  59. Akhriste - 2008-12-28 20:36:20
    Bisharo bilicsan - Hanana1@hotmail.com
    Waxan indinshega walalayalka somali in ahay gabar somali odagan dalka swedan anigokucus marka imaday ya dad ka walaisdhiba laigu dhahay walalaya waxa shegtay qabiil an ahen qabilka waxa kagaranayay magaca kowada qabilkas o ah ujuran walalayal haday jirto qof ah falo haiga siiso
  60. Akhriste - 2008-12-22 10:48:37
    maxamed ibraahim maxamuud (cirro) - max.cirro@hotmail.com
    walaal waxaan doonayaa buuga uu xasan qoray ee CADAABTII IFKA in aad ii sheegtaan halkan aan ka helayo. waan ka waayey Redsea-online shop HARGAISA ee walaal si dagadaga iigu soo sheega runtii aad baan u jecelahay byeeeeeeeeeeeeeee.
  61. Akhriste - 2008-12-20 08:04:47
    cabdi fataax isaaq - afataax@hotmail.com
    asalaama calaykum? waxaan umahad calinanayaa qoraha buuga sirta guurka waxaana rabaa buugaas dalka aan joogo meeshaan kahelayo
  62. Akhriste - 2008-12-08 11:49:11
    Nuurmacalin - Nuurmacalim@hotmail.com
    A/s/c waxan rabaa oon raadihayay buga raxada walaleheyga somalida ahoow yaaisurta galin karo inan helo buga raxada by
  63. Akhriste - 2008-12-02 05:49:04
    Ibraahin - Ibraahinyariisow@hotmail.com
    A.c m aniga waxan ja celahay buga raxada oo waxan ahay wil dhalin yare ah waxan ka faido tolow yaaii helin karo waa ibraahin by
  64. Qoraaga - 2008-11-18 00:25:18
    Saadaq.cali - Sabriye2012@hotmail.com
    A/s/c.walaaha.aan.jeclahayow ugu horen waxaa mahad mudan dadki u sameyay dadaal dherad ah bugan lagu maga cabo raaxada gurka ok waxan i dinka codsanaa adin ko mahadsan halka aan ka heli karo bugan waadna mahadsantihiin
  65. Akhriste - 2008-11-17 08:20:25
    ibrahim - ibra140@hotmail.com
    waxaan rabaa guuga raxada guurka waxaan ahay wiil yar waxaana rabaa in aan kabarto raxada waxay tahay sida diinta oo ku shegay tu kaabka quranka
  66. Akhriste - 2008-11-13 14:48:48
    ssiciid dahir - sqodax@hotmail.com
    buuggan halmar ayaan si dulmar ah u akhriyey, wuxuuna maskaxdatda ku reebey xusuus badan tan oo ay sababtay caluumaadkii uu xanbarsanaa oo dhinacya badan ka taabanayey nolosha qaf walba gaar ahaan umada islaamka ah ,waxaan aad ugu mahad celinayaa ilaah baa mahadleh e ninkii muugga qoray iyo intii caawisay
  67. Akhriste - 2008-11-08 05:06:15
    sumayo ali xaaji - moniso14@hotmail.com
    waa idin salaamay dhamaan muslimiinta oo dhan asc waxaan idin weydiinaa wax kastoo idin weydiiyo ma iiga jawaabi kartaan mase waa wax qaas ah waxa aa ka jawaabtaan fadlan war bixin iga soo siiya
  68. Akhriste - 2008-10-04 13:05:47
    cali saciid - siciidbasiin@hotmail.comm
    waxaan rabaa buuga la yiraahdo raaxada guurka iyo baraaraha qoyska muslimka si aan uga faa'iideesto sidaa daraadeed waa inaan si dhaqsa ah u helaa si aan u helo macluumaad badaan
  69. Akhriste - 2008-08-14 17:00:47
    Oman - Hassanii2008@hotmail.com
    Asc bugan raxada gurka ama galmada dad badan buu wax u faa'ideyna sabto ah waxa jira dad badan oo aan garaneyn raaxad gurka ama galamada & muhiimad ay ledahay marka dadalka sii laba laaba waad mahadsantihin
  70. Akhriste - 2008-04-09 02:19:11
    saynab cumara - zenab.143@hotmail.com
    waaxana daanaya buuga ah raxada guurka maada haysana waalalo buuga aayana uubahanahayee iga soojawaaba fadalana
  71. Akhriste - 2008-03-15 23:39:53
    Salim Mohamed Salim - Salimm@hotmail.com
    W/salaam. Halkee laga helaa buggaan? Ma dalkoo qudha baa mise dibedana waad u iib geyseen? fadlan soo faah faahima
  72. Akhriste - 2007-12-23 03:41:03
    liibaan xasan - ganacsade77@hotmail.com
    waan salaamayaa dhamaan bahda bagekan inta ka dib buuga waa muhiim aqrintiisa waana ku faraxsanahay laakiin wali ma arkin marka xageen ka helaa waad mahadsantihiin
  73. Akhriste - 2007-12-08 02:12:32
    huseen/milano - xuseenmilano@hotmail.com
    marka hore salan qiimo&qaayo badan taasow ah tan islamka kadhaxees a/s/c marka hore waxaa mahada leh allaha awooda leh ee sameeyay dunid aan hada kunoolnaha iyo khalkhigu guudka kasaaran kaasow iisuur galiyay in aan maanta halkaan aan ka dhiibto fakradeeda tan xigta waxaa mahad celinta labad leh isku dubaridka ama soo saaraha buugaan tan 3xd waxaa lee dhamaan inta fikradooda ka dhiibatay intaana waxan uga baxayaa wixii salan ah run ahantii duuka faladiisa waa aan maqlay oo kaliya balse ma aanan aqrisan walal halkee laga heli karaa ama webkee laga aqrisankaraa wan jeclahay mar uun in aan aqristo haadana halkaa ayaa uga baxay waadna salaamantihin dhamantiin
  74. Akhriste - 2007-12-03 07:58:29
    abdirisaaq muuse - abdirisaaq01@hotmail.com
    waxaan ahay arday jaamacadeed markaa waxaan doonayaa inaan ogaado raaxada guurka sifooyin keeda oo dhan
  75. Akhriste - 2007-12-03 07:52:38
    abdirisaaq muuse - abdirisaaq01@hotmail.com
    waxaan ahay arday jaamacadeed markaa waxaan doonayaa inaan ogaado raaxada guurka sifooyin keeda oo dhan
  76. Akhriste - 2007-12-03 01:46:44
    shukri - shukrishacni143@hotmail.com
    Marka Hore salaan iga guddooma Dhamaantiin Qoraaga Buugan salaan kadib Run ahaantii Boogan waa Buug qaaliya Se waxaan idinka codsan lahaa Xaga Laga helikarayo Jawaab wanaagsan walaalahayga Qaaliga Ahoow,
  77. Akhriste - 2007-11-26 16:49:43
    kaafi - cilmikarto35@hotmail.com
    a/c asaxaabta website waana mahadsantihiin sida wacan oo aad noo soodhawweeyseen hadana bugaan horta kolerey naiga ahayn wax qeeyb ah kama qaadan karo sababtoo ah qali fartaas ma aqrin waa wax ii dhiman waan lama huraan in firado kala duwan la qeeybsadaa mahdasaned all
  78. Qoraaga - 2007-10-26 06:58:44
    xaaji muuuse suudi yalaxoow - inayalaxoow1@hotmail.com
    aryaa buuga daymoo anaa qoraye soow qatar ma ihi aryaa ka gud meesha hadii kale caar mirir ahaa afka kaa galaa
  79. Akhriste - 2007-10-21 08:54:50
    hamdi - halimomuhamad@hotmail.com
    waxan raba buga inan helo ma iso diri kartan
  80. Akhriste - 2007-10-21 03:34:04
    barkhad arale - caraale7@hotmail.com
    scl dhamaantiin, walaal buugan isoo gaadh hadalkiisu markaa waxaan jeclaan lahaa in la iigu soo diro e-mail-kayga hadii kale se la ii sheego hargeisa xaga aan ka heli karo
  81. Akhriste - 2007-10-11 03:32:37
    hana maxamad xussein - soomaliland
    marka hore wan idin salaamay salaanta ay isku salamaan muslimka tasoo ah kadib markii aan arkay buugan waxa aan doonayaa in aad iisoo dirtaan ood iigu soo hagaajisaan ciwaankan {muhiim73@hotmail.com
  82. Akhriste - 2007-10-02 05:01:32
    maxamed cali cabdile - xalane_06@hotmail.com
    waxaan ahay wiil dhalin yaro ah oo soomaali ah oo guur doon ah waxaan la ahay gayaan aan guursado waxaan cod sanayaa in aan helo qof diinta taqaan oo aan wadaagno nolasha byyyyyyyyyyyy
  83. Akhriste - 2007-09-06 18:26:04
    Faisa - britneyfaisa@hotmail.com
    asc wlaal waxa raba halka an ka heli kara bugan & fahfahina ku sbasan wana mahadsanthin dhamantina asc
  84. Akhriste - 2007-09-06 13:17:18
    jaahuur - voip4phone4u@gmail.com
    asc walaal Aad & Aad Ayaan ugu faraxsanahay in lasoo saaro buugaan oo af somali ah cid Allaala cidii soo saartay Aad ayey umahdsantahay ee halkee ka heli karaa
  85. Akhriste - 2007-08-28 11:36:43
    iza bell - Sulaafa_21
    bugaan waa buug qali ah qasatan somalida aad uu ugu ficanyahay coz nolosha raxada waxba maka yaqaniin aniga waxeba ila tahay bugan in uu so saray qof aba somali ehehn oo figrada lo so dhibay somali marka walahi aad aa ugu faraxsanahay in bugan afsmali naloga dhigay alxamdulilah coz nolosha dhabta ah waa mida dhaxmarta labada qof is qaba wsc wr wb
  86. Akhriste - 2007-08-05 05:03:03
    jimcaale - ibnuyoonis@hotmail.com
    walal aadbaan idin salamaayaa bacda salaan waxaan aad u jeclaystay inaa akhristo buuga la yidhaah sidta guurka markaa waxaan doo nyaaa inaa ii soo deysaan si aan u akhristo
  87. Akhriste - 2007-07-30 18:23:24
    xuseen - xuseenmilano@hotmail.com
    marka hore waxaa mahada leh allaha awood lehi tan xigta waxaan u mahad cilinayaa qoraayga waxaan aan aad u jeclahay in aan aqristo buugaan ee halkee ka helaa walaal macaan
  88. Akhriste - 2007-07-29 18:51:45
    xuseenmilaano - xuseenmilano@hotmail.com
    marka hore waxaa mahada leh allaha awooda lahe tan xigta waxaan u mahad celin qoraayga buuga kan run ahaantii buuga waxa uu xanbaarsan yahay macluumaad aad iyo aad looga faa ii daysan karo aniga run ahaantii waxbaan ka faa ii daystay waxaana rajaynayaa dadwaynaha kale iyana sidoo kale in ay ugu faa ii daysan doonaan pay pay
  89. Akhriste - 2007-07-29 18:42:07
    qays,yare - xuseenmilano@hotmail.com
    aad iyo aad ayaan u xiiseenayaa buuga kan waxaana rabaa in aan aqristo ee xagee ka heli karaa
  90. Akhriste - 2007-07-26 18:13:37
    milano - xuseenmilano@hotmail.com
    run ahaan ra yigeega buugaan waa buug wanaagsan lagana dheehan karo murti fara badan
  91. Akhriste - 2007-06-15 09:05:12
    leila - katrina-0@hotmail.com
    waxaan aad ujeclaan lahaa inaan akhristo inee kahelaa buugaa meel lagu gado ayaan ubaahnaan lahaa

    Leila: waxaad kala xidhiidhaa qoraaga cinwaankiisa hassanmadar2000@yahoo.com

  92. Akhriste - 2007-05-31 05:15:55
    damaayo - damaanyo114@hotmail.com
    ilaa 170 guri oo ka sameynsan Baakado iyo jaawaano kuwaasoo ay deganaayeen dadka soo barakacay ee dagan xerada damaayo ayaa dhamaanba Maanta waxaa baabiyey dab halkaasi ka kacay. Xerada damaayo oo ka mid ah xeryadaha dadka soo barkacay ay deganyihiin kana mid ah xeryaha sida aad ka ah caanka uga ah Magaalada Muqdisho ayaa Maanta dab ka qarxay kaasi oo sababey in dhamaan ay bas beelaan guryihii halkaasi ku yiilay. Mar Horafrik ay laxaiirtay xerada damaayo oo ay degan yihiin dadka soo barakacay oo iyagu xiligaan aad ula daalanaa ammaan darida ka jirta Magaalada Muqdisho ayaa dadka deegaanku waxa ay sheegeen in dabkaani aan la garaneyn sida rasmiga wax uu ka dhashay balse uu gaystey qasaare fara badan oo burbur guryaha ka sameysnaa buushashka iyo waliba hanti ah
  93. Akhriste - 2007-05-10 17:28:47
    dagmo - dagmo-ayan@hotmail.com
    s\c walaaloyaal meel kasta oo aad jogtaan waan idin salamayaa hadaan ka hadlo buugan aad iyo aad ayuu i cajabiyay wanan ka helay markaa waxn wax u shegayaa dhalinyarada inay ka fa idaystaa kolay waa cilmi inoo birayaa ok by degmo
  94. Akhriste - 2007-03-30 03:38:12
    basma - basma1@hotmail.com
    waxa raba buugan inangado isosheega bye
  95. Akhriste - 2007-03-30 03:36:32
    basma - basma1@hotmail.com
    waxa raba buugan inangado isosheega bye

    Walaal Basma haddaad joogto Hargeysa ka doono buugga dukaanka REDSEA-ONLINE.COM Bookshop. Haddii kale noo soo sheeg halkaad joogto si aanu kuugu soo dirno. RSOL.

  96. Akhriste - 2007-03-19 12:57:33
    safiyo - safiyocx@hotmail.com
    buugan maxaa uu dadka ka caawiyaa ?
  97. Akhriste - 2007-03-19 12:45:14
    najiib - c.najiib143@hotmail.com
    waxaan aad ujec lahay bugan fadlan i gu soodir emailkeeyga mahad sanidiin
  98. Akhriste - 2007-03-16 03:19:31
    biriq - biriq_40@hotmail.com
    wuu fiican yahay buugaan laakiin waxaa wanaagsanayd inaad oo sharaxdiin raxada habeenka guurka maxaa yeelay anagau ma garanayso wali waan yar yar nahay
  99. Akhriste - 2007-03-14 06:33:23
    shukri - shukri555@hotmail.co.uk
    wawaa waqader this book i like this mashaleh sorry of somali woo dhebaya this book wan kahelay bye
  100. Akhriste - 2007-03-13 06:20:26
    jamaal - cabdijabaar20@hotmail.com
    aad iyo aad ayuu ufiicanyahay buugaasi ee halaga faaidaysto
  101. Akhriste - 2007-03-05 14:56:17
    saalimkatiiri - saalimkatiiri
    aad ayaan ugu mahad celinaya dhamaan dad ka soosaray qoraalka faidada badan ee afka hooyoo mahad sanidiin
  102. Qoraaga - 2007-02-20 12:49:26
    saciid cabdi - reebe04@hotmail.com
    waxan aqristay buugaan looga hadlayo raaxada galmada marka waxaan jeclaan laha haa in la soobadiyo si aan looga helo dadka aan aqoponta ulahayn inay ka faidaystaan
  103. Akhriste - 2007-02-20 12:46:02
    saciid cabdi - reebe04@hotmail.com
    waxan aqristay buugaan looga hadlayo raaxada galmada marka waxaan jeclaan laha haa in la soobadiyo si aan looga helo dadka aan aqoponta ulahayn inay ka faidaystaan
  104. Akhriste - 2007-02-20 12:42:02
    saciid cabdi - reebe04@hotmail.com
    waxan aqristay buugaan looga hadlayo raaxada galmada marka waxaan jeclaan laha haa in la soobadiyo si aan looga helo dadka aan aqoponta ulahayn inay ka faidaystaan
  105. Akhriste - 2007-02-13 07:01:45
    diini nuur cali - diini1987@hotamil.com
    waxaan jecelahay in aan aqrristo buugan , kan aqristo internetka waan ii suuroobi wayday fadlan ii soo dira tilmaan buuxda.

    RSOL: walaal buuggu internetka, gaar ahaan degelkan kuma jiro. Waxaad la xidhiidhi kartaa qoraaga oo kusiin doona faahfaahin dheeri ah.


  106. Akhriste - 2006-05-19 16:39:43
    Ubax Osman - balqiisa121@hotmail.com
    sc wr wb run ahanti waxaan jecleysteey inaan buuga raaxada an akhristo isago leygu yidhi agoon aya kugu kordhi maclasaaf halki leygu soo tilmamey wan ka wayeey hadanah waxan idin ka codsanaya in ley jeego halki an buuga ka heli laha idinko mahadsaan .
  107. Akhriste - 2006-04-28 07:56:55
    nasro - hodaney_15@hotmail.com
    buuga raaxada guurka
  108. Akhriste - 2006-03-20 07:38:50
    Ibraahim Abdirahman - Qaasin05@hotmail.com
    waxaan aad iyo aad ugu mahad calinayaa marka koowaad Q. xasan Abdi Maddar oo ah Owner-ka buugan, Waxaan karka xigta aad ugu mahad calinayaa Hoyga buugaag ururinta iyo haynta. Runtii buugani waxaa uugu dhaliyey maskax badan oo aanan hore ugu aamin sananayn guurka waana ii faa'iido. mahad santiin
  109. Akhriste - 2006-03-10 13:00:36
    ahmed ibrahim - hamaada20@hotmail.com
    Waxaan aad ula dhacay faalooyinka kooban ee buugaan waxaan jeclaan lahaa inaan aqristo buugan ee qaab ceenkee ah ayaan ku aqrisankaraa mise waa faalo uu maba jiro bugaan
  110. Akhriste - 2006-03-01 10:52:16
    muqtaar abdi hassan - abluu25@hotmail.com
    waxaan aqriayay buugan wuxuunaa igu kalifay inaan ka dhaho arimo qaarkood oo buugan ku qoran markaa aan arkay wuxii intaa dheer email keega iga soo xariira
  111. Akhriste - 2006-02-18 23:39:50
    ilhaam - ilhaam8@hotmail.com
    walaalo xagaan ka akhriyaa buugan oo aan aad u jecelahay in aan akhriyo plz isoo sheega halkaan ka heli karo
  112. Akhriste - 2006-01-29 23:42:18
    Ayanle - ayanle977@hotmail.com
    sheekada buuga ciwaankiisa aad buu i fiicanyahay laakiin ma akhrin oo waan arki waayay
  113. Akhriste - 2006-01-06 09:37:13
    bashe - nuurow99@hotmail.com
    waxaan rabaa inaan akhristo muugan sirta guur ah
  114. Akhriste - 2005-09-03 14:23:21
    khaalid800 - buurow@hotmail.com
    Hey bro ii waran
  115. Akhriste - 2005-07-31 14:42:03
    Cadaabtii Ifka - kordahab12345@hotmail.com
    Runtii waxay ahayd qiso murugo badan kana tarjumaysa sida ay dagaaladu ukala geeyeen laba qof oo kasta oo is jecel, ha ahaadeen bulshada nooc walbee.
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 159 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com