header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Muuse Maxamuud Ciise (Dalmar)
Hantaaqo Jacaly
n.a., Stockholm, 2010
ISBN: 978-91-976662-5-1 -

Wuxuu yidhi Xasan Cabdi Madar oo akhriyey: "Waa buug ka hadlaya jacayl. Jacaylkuna markuu yahay ka dhabta ah ee ujeeddadiisu tahay guur iyo yagleel qoys, ma aha wax laga boodo. In qalad laga fahmo oo waddo qalloocan lala maro uun baa daran. Ereyada buuggu ku qoranyahay kalama kulmaysid xanaf iyo wax dhaqanku diido. Buugga akhriskiisa waxan ka bilaabay bogga jaldiga sare ka hooseeya waxanan ku gebagebeeyey jaldiga dambe ee sawirka qoraaga iyo ereyada buugga laga yidhi ku yaallaan.


Muuse Maxamuud Ciise "Dalmar" wuxuu degan yahay dalka Sweden.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-02-08 00:31:07
    Khalid - khaalid_45@hotmail.com
    Runtii waa buug xiiso badan lakiin buuga sheekadiisu xagay ka dhacaday lakiin isagoo dhamays tiran xagee laga helayaa jidkee lagu helayan / wad mahadsantihiin
  2. Akhriste - 2011-12-30 08:03:06
    abdi - abu walid1@hotmail.com
    waad maxsantahay
  3. Akhriste - 2011-06-02 01:42:26
    ibraahin - ibrahink@hotmail.com
    waa nin wanaagsan oo ku jamhuuriyada somaliland
  4. Akhriste - 2011-03-04 02:31:35
    z - zaynabmahamood@yahoo.com
    raali,ahaada,sikele,ayaanufahmay
  5. Akhriste - 2011-01-13 13:16:20
    maryamo - furaad@hotmail.com
    asc aniga waxaan ahy gabar arday ah hadan waxaan jacelahay drs nimo iyo inaa u adeego diinta islaamka
  6. Akhriste - 2010-12-16 00:09:26
    Leyla Hassan - ayaan86@live.co.uk
    Thanks for this important Book
  7. Akhriste - 2010-11-07 11:39:26
    hafsa - sweet_love-1@hotmail.com
    buugan akhristiisa xiio weyn ayan uqabaa ee xageen ka heli karaa walalayal idinko mahadsan
  8. Akhriste - 2010-08-06 02:53:51
    yazir - raganimo02@hotmail.com
    walaahi astaanta ama calamadaha iyo waliba sharaxaada uu kabixiyey waxayaabaha runta ah ee la xidhiidha dareenka jacaylka ayaa waxaan u arkaa buug qaali ah buugani waa buuta jacaylka ku wa ugu qaalisan, huuno waa buug walaahi qaali ah lakin Muuse Maxamuud Ciise (Dalmar) waxaanu kaa rabanaa buugaag badan si bulashadu uga faa iidaysato loona ogaado jacaylka dhabta ah
  9. Akhriste - 2010-07-24 13:50:16
    fartun - mamamacaan@hotmail.com
    waxanubahanahay inana heloo muga lamagac baxay hantaaQo jacay on ibsado lakiin sen ku helikara fatlan
  10. Akhriste - 2010-07-06 11:19:35
    shadiya - kadra1996@hotmail.com
    waxan rawa bukako jacayl oo arkisto fadlan mahadsanid
  11. Akhriste - 2010-06-06 00:27:25
    Khalid Jama Qodax - qodax02@gmail.com
    Buugga Hantaaqo Jacayl ee uu qorey qoraaga da'da yar ee Muuse Maxamuud Ciise, waxa uu kugu xadxanteynayaa waayo nololeed oo marxaladdo kala duwan xambaarsan. Buugga intii aan akhrinaayey waxa uu i xasuusiyey dhallinyaranimo iyo caadkeed. Waxa aan ugu hambalyeynayaa qoraha sida kartida leh ee buugga uu inoogu soo bandhigey
  12. Akhriste - 2010-05-10 06:15:39
    liban - liibaanlove143@hotmail.com
    waan ku qanac sanhay
  13. Akhriste - 2010-04-03 12:06:53
    aadan - aadan_gaariile@hotmail.com
    akhris
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 314 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com