header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Yuusuf Cismaan Cabdille
Toloow colka jooja - Maansadii Salaan Maxamed Xirsi
Ponte Invisibile, Pisa, 2010
ISBN: 88-88934-10-3 - Suugaan
Qiimaha: 15,00 Euro

Buuggan “Tolow Colka Jooja” waxa uu Shaacir inoogu soo bandhigayaa noloshii xiisaha lahayd iyo halabuurkii Salaan Carrabey. Gabayada Salaan Carrabey, oo la tiriyay qarni ku dhowaad ka hor, waxa ay dhaxal u noqon karaan qofkasta oo Soomaali ah, waxana ku diirsanaya qofkasta oo suugaanta jecel. Gabayadiisu oo aan la isku qilaafsanayn qiimaha sare ee ay leeyihiin, waxaa ku lammaan murtida ay ku soo biiriyeen suugaanta Soomaalida.

Order it now


Yuusuf Shaacir waa gabayaa, wuxuuna ururiyaa suugaanta. Wuxuu Shaacir u gabayaa una tabiyaa tabtii asalka ahayd ee hore, inkasta oo uu ka maansoodo kana faalloodo wax tegay, haddana waxa oo ku saleeyaa kuna hoga tusaaleeyaa maansadiisa, bulshada xaqiiqooyinka taagan iyo timaadada.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2013-09-10 09:50:30
    ahmed ali - ahmed-ali-mahamed@hotmail.com
    waxan halka hanbalyo ugadiraya abwan yusuf shacir o kugulaystay dhamaystir ka bugan waxan dadway nah afka somaliga kuhadla ushegaya inayka fa idaystan buga
  2. Akhriste - 2013-04-30 07:00:35
    caridhaaf - m-fakar@hotmail.com
    waaa aragti furanoo nin waliba aqoontii. salaan ku abaarayaayee sow uunka aakhiro abaalkii ma ahayn ilaahoow amaanada aayihii wacneeyoo jana udug ayaankii ha ahaato aakhiro
  3. Akhriste - 2012-12-15 14:03:15
    mustafe cali - bidaarm16@hotmail.com
    waxaan slaamayaa shacabka halkan isku arkay iyo kuwa soo socdaba waxan leeyahay dacawo geel soo heshaa heesta kama dayso waxan leeyahay abwaan kusheega marka aad abwaan noqonaysaa ee aanu ku saacidaynaa waxay noqonaysaa marka aad qorto ama xafido kuuna sinadaan abwaanada somaliland oo dhammi iyo ku wa muqdishaba lkn inta aad leedahay waxan qoraya oo kaliya salaan carabey oo habarjeclo ah bahdaadana ah hadaad waxa ka qorto timacade cabdi gahayr cali jaamc haabiil dadkii noocaa ahaa adigu ma waxaad abwaan u tahay habarjeclo talada aan ku siinayo ee u dambaysaa waxay tahay noqon maysid abwaan inta laad ina walan wal iyo dirkaaga ka sheekaynayso ee noqo mid suugaanta ka daacada oon cid iyo bah iyo reer eegaya lkn eegay reer sugaaneedka afka iyo iidaanka ay leedahay mid kala raac
  4. Akhriste - 2012-10-03 15:09:09
    aadan Isaac - qanyarenew@hotmail.com
    Walal yaal waxaan in badan raashay oo aan waa gabaygii maxamed cabdule xasan ee uu katiri seedigiis xaaji axmed ee xaaji faqi
  5. Akhriste - 2012-07-19 18:31:00
    garaad - garaad114@hotmail.se
    waxaan jaclan lahay inan hello sugaanta salaan arabey wayo waxaan xiiseyaa sugaan ttiisa wayo sugaantu waxay ka mid tahay waxyabhii lagu cabiri jiray hadba mesha xaalku marayo wagi hore ama fariimaha la isku diri jiray haday tahay mid nabadeed haday tahay mid colaad hurin sidaa darteed waxaan jeclahay sugaanti somaliyeed inaan ka bogto aqrinteda bye garaad abdi
  6. Akhriste - 2012-07-17 17:41:55
    Raaqia - marwa45ahmed@hotmail.com
    asc* hotra way fiicantahay in wixii tegay la soonooleeyo waaxa soo dhawayana raaqia ahaan waayo mafiifiica ina tariikhdii hore la iska ilaawo waynaku mahadsanyihiin dhalinta u taagan inay soo nooleyan suugaantii Salaan carabay iyo wixii lamida waxanan inta ku adri laha welimi waa ina inta midiaha la soo fadhiisiyo yuusuf shaacir iyo raga lamida in laga sheekeeyo laguna gabyo gabadii waayo jiilka soo koraya wuxuu oganaya inay somalidu ama somaliland ay taariikhlahaan jirtay wa billaahi towfiiq
  7. Akhriste - 2012-05-31 03:41:15
    axmed - mind_uzr3@hotmail.com
    waa buug aad yo aad u cajiib ah buugani oo kulansanaya wixii hore iyo waaqicva hada jira, waan uga mahad celinayaa qoraaga buugan uu qorey........
  8. Akhriste - 2012-05-25 06:37:01
    eng ridwaan c\laahi cilmi - ridwaan0203@hotmail.com
    marka hore waxay mahdi usugnaatay alle(s,tc.)aad baan ugu faraxsanahay qoraalka iyo ss saarirista buugan maxaa yeely umadkastaa waxay leedahay dhaqan,iyo af,iyo suugaan aay ummadha kale kaga duwantahay markaa ka soomaali ahaan wey wacantahay inaynu u samaynu kayd iyo dhaaxal.sidaa wageed salaana waa maclinka suugaanta soomaalid markaan suugaantiisa akhriyo amase aan milicsado marmarbaan waayo arag dhaafiyaa oona gaadhsiyaa ruugcadaa.markaa yuusufna waaba laaybaleeriga suugaanta soomaalida
  9. Akhriste - 2012-05-15 11:15:49
    cabdiqadir Daahir Jaamac - dhoodi12@hotmail.com
    Runtii Buuggani waa buugg qiimo Badan Abwaankuna waa mahad sanyahay maadama uu Daba qabtay suugaantii Salaan Carabay oo ahaa Suugaanyahan soomaaliyeed waxana caday u ah Markuu lahaa: - Hadduu Gabay Bilado leeyihiyo Baari lagu faano - baxsanow ina carabey baa kaa illaah baraye - isagaba dar shalay soo if baxay bereten siiyeen...
  10. Akhriste - 2012-05-11 14:42:49
    amiira ahmed maxamed - Uamiira@hotmail.com
    waaaaaaaw buugan cusub waan ku farxay insha allah waan akhriyi doona aniga waan jecelahay suuganta waana akhriyaa in badan ok
  11. Akhriste - 2012-04-28 05:20:14
    cabdi faarax saleebaan - cabdioday7@hotmail.com
    buugani waa buug aad u muhiima una muhiima cida uu khuseeyo waana soomaliyoo dhan cida uu khuseeyaa maaha cid gaara hadana waxaa ubaahan dhalinyarta aan hada u aqoon afka soomaliga si buuxda
  12. Akhriste - 2012-04-12 07:44:07
    Hassan Abdi Ali - hassanhersi101east@hotmail.com
    buugani waa dhaxalgal umada somaliland u soo hoyatay waana wax lagu faano, waad mahadsantihiin redsea-online iyo yusuf shacirba
  13. Akhriste - 2012-03-16 03:01:57
    ismail idiris mohamed - idiris653@hotmail.com
    marka waxaan salamayaa shirkada red sea oo aan filayo inay ku hawlan tahay dib usoo nooleynta afkeena hooyo marlabaadn waxaan salamayaa yusuf shacir oo wakhtigiis u huray qorista buugan qaaliga ah . na tusayana inay wali jiraan dhalin yaro jecel dhaqankooda
  14. Akhriste - 2012-03-14 20:41:52
    abdi abdilaahi - xyusuf007@hotmail.it
    Markahore waxan salamayaa dhamaan reer somaliland salaan kadib hadan uso dego faladan ama rayi ka dhiiibashada buugan laisku haysto runtii anigu waxan ogaa ninkan yusuf shaacir isogoo ururin ku jira mudo dheer marka waa nin jecel in uu sugaanta ururiyo waa nin qaamuusa buugana way is ka caday in uu isagu leeyahay laakiin wax walbaiminka waala isku qabsadaa nin sugaanboob ah kumaan ogeynm yusuf shaciir rintii nin inxtiraam badan ayaan ku ogaa
  15. Akhriste - 2012-01-22 03:14:18
    nuux - smn_mujaahid@hotmail.com
    buugan waxan u arkaa mid uu yuusuf ugu talo galay inuu dhacdooyin ku bado taas oo laga arki karo sheekooyin badan oo siday ahaayeen uu ka badalay sababta uu u badalayna ay tahay mid hab qabiil ah waxaanu ugu talo galay inuu taariikh aan jirin cid ugu sameeyo qaar kalana ku duudsiyo markaa buugan waxan odhan lahaa dib ha loogu noqdo
  16. Akhriste - 2011-12-29 02:29:42
    Caafi arts "xikmo" - Caafiarts2012@hotmail.com
    Wlhi buugan waan akhriyey inbadan aadna waan u tagera suganta iyo tariikhda somalida waana ururiya waxan salama yuusuf shacir hawlbadan iyo waqti badan ba ka galay marka akhriyey ururintisa isna waan u mahad naqaya waxan leyahay dhaliyarada somaliyed tariikhda hala ururiyo hana la radiyo
  17. Akhriste - 2011-12-29 02:17:04
    aakhiro samaan - run@hotmail.com
    wabkaan waxaa lagu hayo waa khurafaat haddaba dadka waxaa uu sheegi lahaa iney iska dayaan
  18. Akhriste - 2011-12-08 22:43:42
    Beerluula Maxamed - beerluulama@hotmail.com
    Masha'allaa waa tariikh fiican
  19. Akhriste - 2011-12-08 06:14:14
    faarax - faaraxjuni1@hotmail.com
    waa buug wanagsan ilen waxaba qoray soma ahan nin aad umaleyso inuu la dhshay xigmada yuusuf shaacir
  20. Akhriste - 2011-12-05 07:34:01
    maxamed jaamac cawed - waridaad_2@hotmail.com
    asc dhaman wan salamayaa akhyarta kusoo qortay falada halkan anigu marka hore man akhriyin buugan laakiin waxan u arkaa buug qiimo wayn ugu fadhiyaa dadka wax akhriya ama jiilka xiliga jooga kaso kacayaa dhaman dadka oo dhan waa tarikhfiican hadan kahadlo nimanka qoray labaduba waa mahadsanyihiin haday isxil qameen si aanay taarikhdu ulumin dadkana aysoo gadhsiiyaan waxan odhanlaha nimankaa hawl waynbay qabteen ee aynu abal ugu hayno anigu kolay buugan waxan maqlay markii uu soo saray yuusuf shaacir oo la isku qabqabsaday man ogayin in uuhore ninkaa hore wax uga qoray laakin buuga ninkan ayaa taarikh u yeelay
  21. Akhriste - 2011-12-01 01:31:03
    abdi aziz mohamed cilmi - gar_adag1@hotmail.com
    marka hore ALLA ha unaxariisto jana farduusana illaahay ha ugu deeqo abwaankeenii soomaaliyeed (AMIIN AMIIN AMIIN) buugani waa buug mihiim ah aadna uqaaliya dadka soomaliyeedna waxbadan taraya buugana waxaa leh abwaan yuusuf shaacir cidku haysatana maanaan maqal
  22. Akhriste - 2011-11-20 07:40:58
    khadar muxumed - khadar0099@hotmail.com
    maasha alaaah horta marka hore waxaa mahad iska leh ALLIHII kawnkan ina keenay ee dad muslim ah inaga yeelay mahada labaaad waxaa iska leh cidii kasoo qayb qaadatay qorista iyo fikirka buuugan maasha alaah guul ayaan idiin rajaynayaaa
  23. Akhriste - 2011-11-18 10:34:52
    maxamed hasson farah - maxamed_xf@hotmail.com
    asc dhamaan waxaan salamayaa akhristayaasha buuga caalamiga ah ee tolow colka jooja waa buuq qiimihiisa iyo qadarintiisaba leh waxan u malaynayaa inaanu umada ay ku yaryihiin buugta noocan ahi waxaan ku titirsiinayaa dadwaynaha in aanu buugani dhaafin waad salaamantihiin
  24. Akhriste - 2011-11-14 23:08:10
    maxamed - majabe_19@hotmail.com
    hamza hassan mataan - mataansnm@hotmail.com buugan waxaa maqlay in lagu haysto yuusuf shaacir oo uu qoraa kale sheegtay markaa waxay u egtahay in yuusuf buugan leeyahay
  25. Akhriste - 2011-11-11 08:55:12
    shiblul-islam - ayaanle303@hotmail.com
    anigu buugan uu qoray yuusuf qabiili waxaan warkiisa kusoo koobaya inuu yahay buug uu ninkaasu ku ciil baxayay oo cuqdad uu u hayay beesha habar yoonis uu islahaa iskaga khafiifi waana sida uu qofkasta oo akhristay buugaasi ila qabo...
  26. Akhriste - 2011-11-09 11:39:52
    axmed ibrahin ismacil - askar1884@hotmail.com
    buugani waa buug qiimo badan oo ay ku dheehan tahay taariikh badan oo suugaan ah tasoo anfacaysa dadka suganta jecel inay bartaa abwanka laga qoray buugani waxa uu ahaa sugaan yaqan halgama ah markaad eegto gabayadiisa sida uu coladah ugu qabojin jiray iyo sida nada dadka ugu gubaabin jiray,
  27. Akhriste - 2011-11-08 12:31:12
    axmed ibrahin ismacil - askar1884@hotmail.com
    buugani waa nmid waxtarwayn leh oo ina xasusinaya tarikh fican dhaxal gal ah iyo abwankeenii waynaa ee ahaa halyaga suuganta ahaa
  28. Akhriste - 2011-11-06 12:58:47
    kaafi - mxmsanka@hotmail.com
    walaahi ka ani ahaan waa buug ixiisa galiayay waxaana aad uxiiseeyaa suugaanta hore hab dhaqanka umada soomaaliya iyo nolashoodi farxada badneed .markaa aniga buugaan waxaan u arkaaa mid aad u qiima badan
  29. Akhriste - 2011-10-26 01:28:28
    saara - saara115@hotmail.com
    it is funny book......ilikie it
  30. Akhriste - 2011-10-25 03:37:19
    Saeed obsiye abdulle - Saeed_osaama09@hotmail.com
    Asalamu caleikum waxan salamaya dhaman umada somaliyeed masha allaha sxbyaal walahay buugan waa lo bahan yahay anigu qudhaydu wan u bahanahay waxan ka qod sanaya dadka laga helayo in lay so sheego waxan halo lahay dhalin yarada somaliyeed buuga yanu idin dhafin wad ku mahad santin dhamantin
  31. Akhriste - 2011-10-22 07:52:03
    idiris maxamed raan - idirisraam@hotmail.com
    runtii waa taariikh dhaxal gal oo ubaahan in la xifdiyo oo aan lalumin waxaan umahad celinayaa ciddi ka hawl gashay ee soo ururisay taariikhdan salaan carabey
  32. Akhriste - 2011-10-22 07:49:58
    idiris maxamed raan - idirisraam@hotmail.com
    runtii waa taariikh dhaxal gal oo ubaahan in la xifdiyo oo aan lalumin waxaan umahad celinayaa ciddi ka hawl gashay ee soo ururisay taariikhdan salaan carabey
  33. Akhriste - 2011-10-20 13:49:35
    shadiya - hadiya1431@live.com
    waan ubaogay hooyga sugaanta
  34. Akhriste - 2011-10-10 10:18:45
    mohamed - hhhh
    Buugan runtii aad buu u fiican yahay in kastoo anan akhrin sababtoo ah in wax la qoro ama la ururiyo aad bay u fiican tahay , in laga saaro turxaantun way ka sii wanaag san tahay
  35. Akhriste - 2011-09-28 13:30:58
    abdi ahmed - karaamo66@hotmail.com
    asc walaalo anigu buugan maan akhriyin laakiin buugan waxaan rabaa inaan iib sado ee halkee ka iib san karaa buugan aad ayaan ugu baahanahy walahay ee ii soo sheega please sidii aan ku iib san lahaa ama halkaan ka iib san lahaa goooood byyyyy
  36. Akhriste - 2011-08-26 12:54:24
    Faysal Botaan - faysal-077@hotmail.co.uk
    buugan waan akhrisatay waana ka helay ilaa xad waayo hada waxaan xiiseeyaa suugaanta gaar haan tii hore ee tayada lahyd...Abwaanka buuga qoray aad baad u mahadsantahay kolay in kastooo suugaanta Salaan carabey inta badan luntay hadana waxaad sameesay dadaal badan oo u leedahay murtida adi kugu jirta iyo dadaalka....qolada siteka waad mahadsantihin.....
  37. Akhriste - 2011-08-06 12:35:04
    ibraahim cabdi muuse - ruush1999@hotmail.com
    asc wrwb walalayhay muslimiinta ahow meel kasta aad joogtaan siiba somalida waxaan idin leeyahay rabadaan kariim ilhay khayrkeda hayna siiyo sharkedana haynaga duwo an usoo laabto bookgan aad ayuu uleeyahay micne wayn sababtoo ah waxaa lagu falaynayaa tariikh dheer iyo sugaan aad u cajiiba markaa koley aniga iyo intii ila garadaba aad ayuu noo soo jiidanayaa maansha alaah cimri dheer ilhay haku siiyo yuusuf shaacir
  38. Akhriste - 2011-08-03 12:34:03
    Farxaan M. Xidig - erigavo.som@gmail.com
    Buugan aad ayuu muhiim u yahay waxaa ku duugan xog anfici doonta jiilal badan regads, farhan m. hidig erigavo
  39. Akhriste - 2011-07-10 11:55:56
    cabdirisaaq yusuf jamac - danaakil2005@hotmail.com
    aadbaan uga helay buugan ana wxaan qorayaa buu aan soo wadya mudo kusiman 2sano markaa waxa u baahanay cid iga caawisa
  40. Akhriste - 2011-07-08 08:00:07
    Hernandez - Haadi41@hotmail.com
    Waw wa buug belo lakin wali man aqrin balse wan so gudbin dona
  41. Akhriste - 2011-07-03 02:54:32
    cabdilaahi daldal - cabdilaahi_141@hotmail.com
    walaal marka hore waad salamantihiin lakiinse buuga yuusuf shaacir madaama uuqoray lakiin magac daray gabaygii salaan carabay markaawaxan odhan lahaa buuuga yuusuf haloo daayo
  42. Akhriste - 2011-06-22 14:53:21
    cabdirashiis ayaanle omar lmb4 - cabdirashiidnewname@hotmail.com
    buugan faaaiido badan yaa ku jirta
  43. Akhriste - 2011-06-18 05:26:07
    mohamed Eid sa,ed hussein(daa,uus) - m_daa,uus2010@hotmail.com
    Asaamacalaykum waraxmatulaahi wa barakaatuh waxaan salaamayaa dhamaan umada soomaaliyeed meel ay joogaanba, gaar ahaan dadka xiiseeya suugaanta soomaalida.walaalayaal ma akhariyin buuga, laakiin waxaan aad ugu faraxsanahay buugan walaalkeen yuusuf shaacir inoosoo ururiyey.ilaahay ha ka abaal mariyo,e.waana buug loo baahnaa,waxaan rajeynayaa inuu walaalkeen inoo qoridoono buugaag kale,oo soo nooleeya afkeena hooyo.waxaan mar labaad u mahad naqayaa abwaankeena,qoraageena,haldoorka ah yuusuf shaacir.
  44. Akhriste - 2011-06-09 06:44:59
    daauud haaji - daauud_099@hotmail.com
    waxan aadu salaamayaa dhamaan umada afka somaliga ku hadasaha kadib waxaan u mahad celinayaa alle kadib abwanka wayn ee yuusuf shaacir oo ah lafdhabarta suugaanta somaliyeed wxaan leeyahay ala hakuu xafido sida aad u xafidayso dhaxalkeena
  45. Akhriste - 2011-06-06 08:54:03
    dayib - dayib2006@hotmail.com
    buugaan wu ronyahay aad iyo aad ayaa loo sharaxay laakiin suugaantu waxy ku fiicantahay sidi saxda ah oo qof walba oo sudaan qoraya uu qora abwaan kasta murtidiisii oolo firin sida hada jirta oo ah ninkasta wuxuu daabacaa abwaanka ay isku reerka ahaayeen waxaa lo arkayaa dhinac marka waxaan codsanayaa inaa lo fiirin qabiil oo loo fiiriyo xikmad ahaan lagana reebo wixi rer hebal ah wa mahad santuhiin
  46. Akhriste - 2011-06-02 18:29:13
    Ali jama ali fiin - calimahad02@hotmail.com
    Runtii ma akhriyin buugan mgaca ama cinwaanka buugu in kastoo aanan ku farxin maxaayeelay geeraarkaa awowogay ayaa ku jirey oo la diley cid dishayna aanan garanayn
  47. Akhriste - 2011-05-20 21:00:10
    hussein - MOOMIN.X.C@HOTMAIL.COM
    runtii waaan ku farxaa marka aan aqriyo sugaantaada bal se abwwaano waxaan ku way diinyaa su aal? waxaa hore loo yiri waayo argaa wax way dii marka aad dhibtooto abwwaanow waa su aaal furan qofkii doonya waaa iiga soo jawaabikraa email haduu jecleesto suu aashu waatnaa asxaabey waaaan billlbay anoo lix sano jira in aan barto sugaanta markii ay waalidkey arkeen sidaa aan xiisanyo suugaanta in aanan u xiiseeneen quanka waxy idilijireen ina dhihijireen hakaa madoobaato marka aheestii aan mar dhgeesto waaan xafidijiray gayga iyo guuroowga sidooo kale . hadasee ma xafidikaro oo maqaban karo sidoo klae aabhey ayaa waxaa uu dhihi jairya waxaan waxay kugu rididoonaan guur laan waa suaasha meesha aan uga socdee abwaanow waxaan dhegeystaa gabayada lagu kalqaado hablaha soomaaliyeed quruxdooda iyo meeqaankooda sidoo kale heesha markiii aan mid la sheekeetaba wxaan xasuusuta aheesihii ama gabayadii qaabkii ay u timaameen abawaaniintu hadan isku qanciyaa tani taadii maahan hadab aqristow maxaa semeeyaa
  48. Akhriste - 2011-04-19 12:53:42
    Yusuf Mohamud - yusufmohamud@hotmail.com
    as.c salan kadib anigu suganta somaliyed aad baan u xiiseyaa runti ahanti ma aqrisan Boogan Yusuf Shacir aad bu ugu dadaalay hormarinta suugaan ta Somaliyed
  49. Akhriste - 2011-03-31 11:43:13
    xassan maxamed - quruxsyl@hotmail.com
    runtii waxaa farxad wayn no ah in aaan helo meel aan kalasocono taariikhda iyo nsuaanta saomalaiyed meel ay ku kaydsanathay waadna ku mahadasnatinhin
  50. Akhriste - 2011-03-20 20:45:58
    raaqiya Elimi - Raaqia@hotmail.se
    asc* buugan qoralkiisa anigu yusuf shaacir hortii mana arag mana maqal san rumaysanahayna waa iska leh gabyaga qoraga dadayar ee yuus shaacir * ninka sheegtahay buugan LAMAGAC BAXAY TOLOW COLKA JAAJI* muxu kahor usoo shacbixin wayayay oo uu ula eegay marku yuusuf shaacir soo shaacbixiyay **********
  51. Akhriste - 2011-03-05 14:53:19
    M_ASTUR - mataanaha@gmail.com
    Taariikhdu waa ceel biyo leh oo nin waliba wadaantiisa ku rito kana waraabsado dadkiisa iyo duunyadiisa. Waxaad keliya aad qabsan kartaa ninka kaa qaada ama kaa xada yeelka (wadaanta,dawlisaka foostada iwm) kuu gaarka ah.Yuusuf arts waxaan leeyahay haddii buugga Y.Shaacir kaaga la magacyahay ama uu sidiisa usoo koobiyeeyey xaqbaad u leedahay ee ku qabso laakiin anaa Salaan Carrabey wax ka qoray oo cid kale wax ka qori mayso kaa soconmayso oo waxay la mid tahay nin yidhi anaa ceelka keligey ka cabbaya.
  52. Akhriste - 2011-02-12 13:11:30
    AYAANLE AXMED HORI - sir hori areh@hotmail.com
    RUNTII MAAN AKHRIN BUUGA LAA KIIN AAD IYO AAD AYAAN U XIISEEYAA IN LA ILAALIYO MAKTABADAHA DABAR GO'AYA.
  53. Akhriste - 2011-02-12 13:04:46
    AYAANLE AXMED HORI - sir hori areh@hotmail.com
    RUNTII MAAN AKHRIN BUUGA LAA KIIN AAD IYO AAD AYAAN U XIISEEYAA IN LA ILAALIYO MAKTABADAHA DABAR GO'AYA.
  54. Akhriste - 2011-02-10 17:46:24
    ahmed dhoodhe - saadiq_4@hotmail.com
    waxan mahad sika leh ilaahya waxa runti wax lagu farxo ah sida uu yuusuf shaacir uso nooleeyey dhaxal badan oo kala filiqsanaa sida thnks yuusuf waxad qbatay ahwl aad iyo ad umihiim ah
  55. Akhriste - 2011-02-05 02:53:57
    cali daahir xasan - somtel-buhodle
    aad baan u xiiseeye suugantah aan shareecda qilaafayn
  56. Akhriste - 2011-02-03 05:10:58
    m.alkhaliiji - alkhaliij-7@hotmail.com
    waa wax aad loogu farxo kudayoshana mudan sida uu sare ugu qaadayo afkayaga hooyo iyo dib ucelinta miiddii abwan salan carabey
  57. Akhriste - 2011-02-02 01:39:18
    Husein muse shiil - x_shiil1260@hotmail.com
    Aad ayaan ugu qushuucay sida aad ugu hawl-gasheen qoraalada aad halkan kusoo bandhigteen waana mahadsan tihiin
  58. Akhriste - 2011-01-24 13:29:19
    abdulkadir sugal - sugaal05@hotmail.com
    waa wax aad iyo aad loogu mahadiyo abwaan yusuf shacir oo runtii si habsamiyo oo hagar la,aan u xafiday taariikh iyo sugaan hore u dhacaday oo runtii aad iyo aad ugu baahnayd in la xafido, waxaanan leeyahay aad baad u mahadsantahay abwaan yusuf shacir
  59. Akhriste - 2011-01-22 07:01:13
    kaahin - kaahin85@hotmail.com
    waxaan halkan mahadnaq ballaadhan uga soo jeedinayaa abwaan YUUSUF CISMAAN, YUUUSUF SHAACIR waxaan odhan karaa waa shikhsiyada kalliya ee suugaan yahana ee tiisa iyo ta murtida afsoomaaliga sida MUXALIGA U URUURIYA UNA SOO TABIYA BULSHA waynta kuhadasha AFKA SOOMAALIGA ahayna shikhsiyad kudoonta magaca ama aduun ee umadda tusa DHEEGASHDA taariikheed ee SUUGAANTA AFKA HOOYO AY LEEDAHAY
  60. Akhriste - 2011-01-15 02:51:11
    CKgaruun - ckgaruun@hotmail.com
    qof dhagala maxaa u maqala
    qof dhaaya la maxaa u u araga?
    qof baahan maxaa u dheefa?
    qof daalan maxaa u nasiya?
    qof waalan maxaa u miyira?
    qof aamusan maxaa u hadala?
    qof xidhan maxaa u xoriyada?
    qof nool maxaa u hatiya?
    Dad yahow maxaa inoo hantiya.
    waa dunidii saddexaad, waa aduun waa hore tagay, waa dad dib u dhacay, waa dooni dabayshu wado, waad ogtihiin dadyahow maanta waxa lagu sugan yahay, meesha la jooga. balse u malee in maanta iftiinka cadceedu uu isha aqalka inooga soo iftiimayo, waa habeen soo dhamaanaya , balse u baahan dadaal iyo dad is jecel oo wax wada qabsanaya.
    Yuusufna maanta wuxuu ka mid yahay dadkaa nalka dhinacooda ka soo ifinaya si aqalka aynu ku jirnaa u nuuro, waxaannuu ka mid yahay fara ku tiriska maanta ummadda u hagaya hoyga horumarka iyo hilinka toosan. Yuusuf waxaan Alle uga baryilahaa in uu dhaayaha u daayo, dhuuni xalaala siiyo, cilmi naafica, caafimaad, iyo waliba cimri dherer ugu daro. aad iyo aad iyo in aan la mahadin karin ayaad Yuusuf ka mudan tahay umada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto. Anaguna hadii aanu nahay dhalinta waxaan kula garabtaagan nahay dhiirigalin. Waa noo hiigsi iyo wado halyeey. nabad iyo caano ku waar

    Cabdikariin Garuun

  61. Akhriste - 2011-01-10 12:40:10
    ahmed - mooge_one@hotmail.co.uk
    waxaa wax laga xidhooda ah ama doqoniimo ah buug nin qoray oo aan waxa idina laga waydiisan cope wright in laga sameeyo oo wali isku magac loo bixiyo oo waliba nin abwaan sheeganayaa uu quudareeyo juhdigii iyo dadaalkii ninkale galay waxaan ku soo goynayaa ceeeeeeeb yusuf ceeeeeeeeeeb shaacir
  62. Akhriste - 2010-11-29 10:22:53
    sayidmahamed - sayidmahamed@hotmail.com
    oo salaan carabeey mutidiisu soomaahay qabyaalad yaan laydinku qosline joojiya buugaan sxbayaal qabyaaladiiste golaha hakeenina dee ha hadii aad qodhaan buugaan wuuxuu noqonayaa mid aad kaga makhraati noqotaan qabyaaladiisi
  63. Akhriste - 2010-11-29 10:20:39
    sayidmahamed - sayidmahamed@hotmail.com
    oo salaan carabeey mutidiisu soomaahay qabyaalad yaan laydinku qosline joojiya buugaan sxbayaal qabyaaladiiste golaha hakeenina dee ha hadii aad qodhaan buugaan wuuxuu noqonayaa mid aad kaga makhraati noqotaan qabyaaladiisi
  64. Akhriste - 2010-11-23 03:00:23
    yaasiin abuudaahaa - abuudaahaa@hotmail.com
    aad ayan ugu bogay taariikhda aad soo bandhigaysaan gaar ahaan taariikhda salaan carabay
  65. Akhriste - 2010-11-23 03:00:21
    yaasiin abuudaahaa - abuudaahaa@hotmail.com
    aad ayan ugu bogay taariikhda aad soo bandhigaysaan gaar ahaan taariikhda salaan carabay
  66. Akhriste - 2010-11-10 10:28:41
    ahmed dagaal dhinbiil - dagaalvip@hotmail.com
    salaan qiime dhamaan umada soomaliga ku hadasha ee islaamka aha ka bacdi,waxaa dhamaanteen muhiim inoo ah inaan ilaahay ka baqno,dadkana kii wax soo kordhiya ku mahadino ,waxaan u sheegayaa maalmo dhawayd waxaan maqlaayay nin baa buugan ka hor mid la mida soo saaray ,waxaan lee yahay ilaahay ha ku garan siiyo xaqa e,buugaagtu iyogoo isku mawduuca bay hadana habab kala duwan u qoran yihiin oo kala horu marsan yihiin ,waxaad aragtaa tusaale ahaan imisa buug oo saynis ah baa aduun jira oo magaca iskaga mida,aqoonta dadkeena ilaahay kor how qaado.aamiin.
  67. Akhriste - 2010-10-22 09:29:31
    c.fatax - cabdifatax_2008@hotmail.com
    horta buugan waan akhtiyay si aad iyo aad ah lkn buugan waa buug aad iyo aad u qiimo badan oo daka tusaya waxyabo badan oo horumar ah
  68. Akhriste - 2010-10-12 09:31:01
    cabdirashiid ayanle omar lm4 - cabdirashiidnewname@hotmail.com
    dhamanba bahwaynta suugaanta aad baan u salamayaa iyo inta xiiseesaba buuugan inataa kadib hadii aan buugan ku sameeyeye memorized I take more concept about in this live today special young in this day wax na laga korodhsado waxna lagu barto
  69. Akhriste - 2010-10-12 05:57:11
    SHARIIFKHADAR - shariifkhadar@hotmail,com
    aad iyo aad ayad ugu mahad santihiin
  70. Akhriste - 2010-10-05 03:56:19
    khadar oomaar - kulan105@live.com
    buugan waa qiimo weyn uleh umada ku hadasha afka soomaaliga waanan ku farxay runtii aadna waan ugu hambalyeynayaa abwaan shaacir suugaanta dhimanaysay ee uu soo nooleeyey
  71. Akhriste - 2010-10-03 18:59:47
    Ramla dhaman - Ramla.142@hotmail.com
    I think this book is a good book for the young people like me and its nice to read with no problems. so why you guys wrote this book for that....to only.
  72. Akhriste - 2010-10-01 07:50:48
    dalmar maxamed diriye - caws03@hotmail.com
    walal waan idin salaamayaa dhamaantin waxaan u mahadnaqayaa bahda boggan leh iyo weliba qoraaga bugan yusuf shacir wa bug tayo leh waxaan leeyey ninka maanta buuga kugu haysta yusufow muu hore usoo bandhigo xataa haduu qoray dee nin orod lagu rebay oohini waxba uma tarto aniga midkina ma aqaano laakin addduunkan imaka cidna looma joojiyee taada uun ka raac weeeye....xataa ceeb maaha in hal nin buug laga wada qoro waayo qiimaha abwanka ayey sheegaysaa ama haleyga markaas laga qoray..mahadsanidin
  73. Akhriste - 2010-09-29 07:47:23
    Handule - xandule_30@hotmail.com
    salaan qiime dhamaan umada soomaliga ku hadasha ee islaamka aha ka bacdi,waxaa dhamaanteen muhiim inoo ah inaan ilaahay ka baqno,dadkana kii wax soo kordhiya ku mahadino ,waxaan u sheegayaa maalmo dhawayd waxaan maqlaayay nin baa buugan ka hor mid la mida soo saaray ,waxaan lee yahay ilaahay ha ku garan siiyo xaqa e,buugaagtu iyogoo isku mawduuca bay hadana habab kala duwan u qoran yihiin oo kala horu marsan yihiin ,waxaad aragtaa tusaale ahaan imisa buug oo saynis ah baa aduun jira oo magaca iskaga mida,aqoonta dadkeena ilaahay kor how qaado.aamiin.
  74. Akhriste - 2010-09-26 00:59:41
    shaafici - dalmar_52@hotmail.com
    waxaa farxad wayn ii ah inaan arko buug lagaqoro taariikhda salaan carabay markaa wxaan leeyahay waa loo baahanyahay salan carabay taariikhdiisiii oo sax ahe fadlan cidii qoraysaaba waanu idinku mahadinaynaa
  75. Akhriste - 2010-09-11 22:41:51
    hassan ibrahim - yassircawl@hotmail.com
    horta mahad alle ayaa iska leh marka labaad waxaan salaamayaa oo aad u mahad naqayaa bahda hoyga suugaanta. haddi aan ugalo ajandahayga ah faallo buuggan salaan carabay uu qoray yuusuf shaacir horta waa uu ku mahad san yahay aad iyo aad wanan ku amaanayaa sida uu isku xilqaamay anigu mido badan baan islahaa ma laqoro salaan gabayadisi amaba taariikhdiisi markaa haddi uu qoray yuusuf horta waa mahad alle weeye in badan baan ku riyoon jiray salaan carabay taariikhdiisi oo wax laga qoro markaa buuggan waxaan u arkaa in uu u fiican yahay dadka doonaaya in soyaalkii dadkii hore wax ka ogaadaan amaba daba gal ku sameeye taarikhdooda siiba koxda dhalinyarad hada jogta sidaa darteed anigu oo ah hassan ibrahim waan so dhaweenayaa buuggan waad mahad santihiin.
  76. Akhriste - 2010-09-07 02:57:35
    abdirisak aar - cabdirisaaqtailor@hotmail.com
    waxaan aad u salaamaya dhamaan bahda hoygan iyo in ala intii ka qayb qaadatay faaladan. intaas hadii aan ka gudbo waxaan joogaa magaalada Burco waxan doonayaa in aan fekerkayga ka dhiibto buugan laga qoray salaan carabay buugan sida runta ah waxaa ku horeeyey hindisihiisa iyo qoraalkiisa iyo daabacaadiisa Yuusuf Maxamed Cariish Yuusuf Arts intii qoraalka uu waday oo aanu ninkaas ku ognahay ayaanu maqalay Yuusuf shaacir ayaa isna mid bilaabay labadiininba waa lala hadlay u kala kaadiya ayaa lagu yidhi oo mideeya sababta oo ah laba abwaan waxba laga qori maaye waa abwaan keliye halbuug oo tayo leh soo saara dabeedna Yuusuf arts oo aha ninkii ku horeeyey hawsha wuu aqbalay ergada nasiib daro Yuusuf shaacir wuu diiday ragii hawshaas dhex dhexaadita ah waday oo ay ku jireen qoraayo waawayn somaliland iyo yuruba caanka ahi waxay go'aan sadeen in Yuusuf arts buugii sii wado. aniga waxay ila tahay yuusuf shaacir ku khaldan yahay buugan isla markaana uu doonayo in uu qoraagaa buuga raadraac in uu baabiiyo
  77. Akhriste - 2010-09-06 12:11:35
    ibraahim macallim nuur cali - nadaara 20@hotmail.com
    waa in buugaan wax laga badalaa oo lagu kordhiyaa dhibaatada al shabaab dadka ku hayaan
  78. Akhriste - 2010-09-06 07:23:41
    Maxamed Axmed Jaamac - m_a_jaamac@hotmail.com
    Marka hore waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa , Abwaanka da'da yar ee Yuusuf Cabdile Cismaan ( Yuusuc Shaacif). Intaa ka bacid anigu waxaan leeyahay hawl dabadeed ayaa hangool la tabaa, sidaa daraateed aad iyo aad ayaa ugu bogaadinayaa Yuusuf hawshan culus ee uu isu xil qaamay, mana aha mid hada ku cusub, waayao waxa uu yuusuf ku caan baxay ururinta iyo kaydinta suugaanta soomaalida. Run ahaantii waa buug aad iyo aadu wax ugu tati doona dhamaan ummada soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada. Alle ha u naxariistee salaan maxamed sxirsi (Salaan carabey) waxa uu ahaa Abwaankii kali ahaa ee intuu murtidiisa iyo midhihiisa isla soo dhex taagey laba col oo rabey iney birta iska aslaaan ayuu ku kala dareeriyey.
  79. Akhriste - 2010-08-30 04:56:03
    Sahardiid - sahar
    waan ugu mahadcelinyaa qoraaga qoray buugan isha allah kuwo kalena waa lagaa sugayaa
  80. Akhriste - 2010-08-29 02:49:22
    Mohamed - maxamed1191@hotmail.com
    WAAN Idisalamay dhamantinba, waxan wararka ku haynaa in bookga hore nin uqoray oo ujiray maxaasidaa ka jira horta inkastoonnan anigu arag bookga balka warama arintaasi ?
  81. Akhriste - 2010-08-27 07:33:23
    khadar bitijoor - khadarbitijoor@hotmail.com
    buugani sida runta ah waa buug qiimo leh oo tayom leh waxaan idinka codsanaya halkaan ka heli karo mahasanid
  82. Akhriste - 2010-08-26 15:42:19
    nasri - xarafsm@hotmail.com
    waxaan qabaa waa wax runtii loo baahnaa uuna isku howlay yusuf iyo dadka kala qayb qaatayba waxaan lee yahay wax lumi lahaa ayaad badbaadisay waanan kugu taaageeraysaa
  83. Akhriste - 2010-08-26 03:23:21
    Khadar Ismail - osmanx@hotmail.com
    Buuggan ma aan arag buug la qiimo ah oo aan dhawaanahan akhriyey. Daabacadda buuggani horta waa "out of this world" mana arag buug la daabacaad ah anigu. Muuqaal, daabacaad, iyo murti shiilan oo aad loogu taagsaday habaynteeda, hordhaceeda iyo kala hufkeeda ayaa ku dhan kitaabkan. Taajir ma aan ihi ee markaan arkay buuggan $1000 haddii la yidhaahdana waan siisan lahaa. Khadar
  84. Akhriste - 2010-08-25 01:13:26
    Maxamed Maxamuud - shirwac25@gmail.com
    Waxa aan la yaabey sida indho la'aanta ah ee uu Yuusuf Shaacir u xaday buuga xuuquuqda buugaasi waxa leh Arts, mana la dafiri karo, maxaa u diidey inuu tix raac sameeyo, iley waaka buuga haystee, inuu gabayadii uu ku doodi jirey oo kale tahay ayuu moodey malaha kanna, waar layskaga hadhi maayee xejiso dheh, slaankaan kaa tuureynaaye
  85. Akhriste - 2010-08-17 14:02:08
    Abdilahi - kalatuure@hotmail.com
    Abdiaziz Sxb cid aan qaldamin ma jirto oo alle abuuray. Buuga uu yuusuf qoray horta waa la isku haystaa laakiin hadii looga horeeyay qorida waxaa haboonayd inuu tixraac sameeyo isagoo dhawraya xaqa qoraagii ka horeeyay. Yuusuf shaacir awal gabayada ayuu damaaciyi jiray raga kale oo uu ku sheegay qaar ay adeeradii tiriyeen sida gabaygii caan ka ahaa ee cali jaamac haabiil ee " Muslino nimaan kugu dhaqayn muunimo khaasa" oo nin kale fagaare kasta ku siiyo iyadoo xaataa Muuse Cali Faruur u sheegay in gabaygan uu lahaa Cali Jaamac Haabiil. Waxaa kaloo uu dhawaan ku murmay gabay uu lahaa Abwaankii Cabdi Khaliif Indhoole.. markaa yuusuf shaacir inuu wax iska sheegto ceebtiisa maahee waa caadadiisa
  86. Akhriste - 2010-08-16 11:53:09
    maxamed maxamuud cusmaan - hanad2222@hotmail.com
    buugan horta aad ayuu uwacan yahy lakiin buugani nagumuu cusbayn ee waxy ahyd in abwaanku rag aan qornayn nookeene waayo war lahaya axiiso maleh
  87. Akhriste - 2010-08-16 04:53:33
    Abdiaziz ISMAIL - DUALE100@yahoo.com
    Marka waxan salamayaa dhaan dhamaan shacabka somlilan meelkastay joogaan gudo iyo dibad hadii aan u soo gundo dago arinta buugan la leeyahay waa la isku haystaa hurta waxa aan is way diiyay yuusu shaacir ma kaa taqanay mid aan ahaynbaa mise midkalaa la shegayaa waxaan uga jeedaa yusuf cismaan cabdule waa shaqsi bini aadan ah oo aan xataa ku qaldamin marya uu xiran yahay xalka uu ga garsii san yahay ixtiraan iyo shaqsiyad wanaag markii aan dhagastay waraysigiisa sida aad wada ugtihiin waxa uu cadayay in uu baaritaan ugu jiray mudo dhan 20 sano wax aduun oo ka gala moo yanee anu waxbana ka raadinay tariiqdaas uu aruurshay waxaa jirta dad nool oo uu wax ka qoray sida hure walan wal oo aanu waxba ka radin aduun markaa shaqsiyad wanaga ilahay siiyay ilahay ha u siyadsho yusuf shacir waxana ku buurinayaa in uu sidaa u wado hawshiisa yuusuf arts na waxaan leeya hay adna kaad qurtay waad ku mahad san ta hay lakiin umadu kii wanaag sanada ayaa quf waliba kuu doo nayo iib sanayaa waayo biraha gadiid ka waxaad arkisaa laba birood oo isku mid ah hadana kala qiimo ah wayo waa urginal iyo tiwan markaa waxayaan isu qab san ba there no copy rait aad isku haysatan waa wax aan isku shaqo ahayba waayo waa kaa bagac waa kala qoraal badan yihiin markaa waxan kula talinaya yuusuf arts in uu wax badan xeeriyo oo gartada in tanay iman geedka dibada ku soo aqriso wasalamu calay kum Abdi asis ismail mahamud
  88. Akhriste - 2010-08-14 09:14:35
    hamza hassan mataan - mataansnm@hotmail.com
    buugan waxaa maqlay in lagu haysto yuusuf shaacir oo uu qoraa kale sheegtay markaa waxay u egtahay in yuusuf buugan leeyahay
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 102 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com