header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Cabdalla Xaaji Cusmaan
Xeer-Dhaqameed (Xeer Ciise)
n.a., Jabuuti, 2010
ISBN: n.a. -

Xeerka Ciisaha waxa badhtamihii qarnigii 16aad loo fadhiistay isla qarnigaana la dhammays tiray dejintiisa, waana tan iyo waagaa mid facba fac ka soo tebinayey sidaana nagu soo gaadhay.

Buuggan sida magaciisu tilmaamayo waxa ku qoran XEER-CIISE oo ah ka keliya ee ka nool xeerashii Soomaalida. Waa buuggii u horreeyey oo af-soomaali ku qoran oo si faahfaahsan uga warramaya XEER-CIISE iyo qodobbadiisa.


Cabdalla Xaaji Cusmaan wuxuu ka tirsan yahay (R.T.D.) Golaha Raadiyooga iyo Telefishanka Jabuuti, waana kayd hayaha isla markaana qaabilsan dhaqanka iyo suugaanta.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-10-09 23:52:10
    ahmed moussa liban - ahmedhared@hotmail.fr
    Marka hore waxa aan salaan gaar ah u dire qoraagi buugan waxa aan ku leehay aabo jira alle hakaadhigu ,taxigta waxaan boogadin iyo hanbalyo intaba u hormarinni wallaalaha kala qayb qaatay hirgalinta buugani,annu aan illawayn in aan eeb u ga bariyo janooyinkiisa dhamaantu iyo cimri dherrer iyo caafimad intaba in shaa allah,in tas kadib sideen u ga qayb gali karnnaa .ok waad salaamantihiin dhamaan .
  2. Akhriste - 2012-04-10 04:20:36
    abdikaadir mattan - goldenhero143@hotmail.com
    waxaan ahay arday wax barta jaamcada hargaysa markaa waxaan rabaa inaan aad wax ugu qoro xeerkaa ciisaha cilmi baadhisna ku sameeyo,sidoo kale thesiskayga ku diyaariyo,sidaaa darteed wax rabaa inaan la xidhiidho xaaji cusmaan,si uu iiga caawiyo helista xogo ku saabsan xeerka
  3. Akhriste - 2012-02-07 10:42:11
    mawlid Dahir Cali - biijiitourism@hotmail.com
    waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo soomaaliyeed waxaanan salaamayaa dhamaan dadka islaamka meelkasta oo ay dunida ka joogaan marka xigta waxaan u mhad celinyaa c/laahi xaaji oo ah qoraaga buuga xeerka ciisaha , waxaanan leeyahay waad ku mahad san tahay sida aad iskugu howshay qoraalka buugan muhiimka ah waxaanan kaa codsaneynaa in aad marlabaad aad noogu soo bandhigto Hargeysa Buuga ceerka oo aad loogu baahan yahay
  4. Akhriste - 2011-10-08 03:49:59
    Maxamuud Cismaan - pld_live@hotmail.com
    A/c, salaan kadib Ilaah ayaa mahad leh. Waxaan ahay arday kunool dalka somaliya gaar ahaan puntland runtii in dhaqamada somalida laga hadlo oo wax hore iyo wax dambeba qolo u xilsaaran lahelo waa wax wanaagsan, Jabuuti iyo dadkeeda waa dad somali ah oo la af ah somalida kale sidaas darteed waa faa iido in somalia ay hesho wax u ilaaliya dhaqanka ma aadama uu burbur kajiro dalka. Tuducda ugu muhiim san waxay tahay waligay ma arkin website inta uu cinwaan ama title qoro dabadeed ka hara haseyeeshee waxaan dhaqan kaas ku bartay redsea-online, waxaana kula talinayaa in ay iska hagaajiyaan webka o ay dadka kadaayaan haminta beenta ah.
  5. Akhriste - 2011-07-10 04:29:42
    mohamud ali elmi mohamud sugule - saciid_2003@hotmail.com
    waxaan ahay arday wax ka baran jiray muqdisho sanadku markuu ahaa 1982 ayaa waxaa la i qoray fasalka koowaad waxaan dugsi dhexe ka baxay 1990kii markii aan galay 1991dii dugsiga sare oo aan u fariistay teeramkii koowaad ayaa nasiib daro waxaa dhacday dowladii somalia waxaan aad u jeclaa inaan noqdo qoraa somaliyeed ilaa iyo hadana waan jeclahay taariikhda somaliyeed inaan wax ka qoro waana ku jiraa waxaan aad u jeclahay inaan qoro tariikhda awoowgey mohamud sugule oo ahaa halyey somaliyeed aadna ay u yaqaaniin dadka somaliyeed dhamaantood daraawiishtana ahaan jiray laakiin markii danbe ay isku dhaceen sayid muhammed abdulle hassan waxaa kaloo aw jamac cumar ciise u sheegayaa in haddii uu hayo wax taariikh ah oo ku saabsan mahamud sugule dhamaan qoraayada jabouti iyo somalia waxaan ka codsanayaa in ay iisoo diraan eamail wixii taariikh kus aabsan mohamuud sugule mar walba waxaan jeclahay waxtarka iyo horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran waad mahadsan tihin dhamaantiin walaalayaal
  6. Akhriste - 2011-06-06 00:46:33
    xuseewn yuusuf bade - bade144@hotmail.com
    fadlanlaakiin dhamaystira buuga
  7. Akhriste - 2011-06-06 00:38:31
    xuseen yuusuf bade - bade144@hotmail.com
    waxaan ahay in ku abtirsada beesha ciisaha waxaanan ku koray dalka somaliland oo aan wax ku bartay waxaa ii farxad ah inaan arko xeerka beeshaydu leedahay waanan idiinku hambalyeynayaa
  8. Akhriste - 2011-05-25 08:05:07
    Omar Yaraani Barrow - cumar_101@hotmail.com
    waxaan ahay arday somaliyed jecelna in uu wax ka bartao taariikhda somaliya
  9. Akhriste - 2011-05-23 07:20:46
    dayib maxamed hure - guroonjire@hotmail.com
    marka hore waxaan aad iyo aad u salamayaa qoraha buuga xeer ciise cabdala xaaji oo aan u qabo anigu inuu yahay halyaya dhaqanka iyo sugaanata soomalida aad iyo aad u ururiya isla markaana isku xidha somaliya iyo jabuuti waxan kale oo aad iyo aad u salmaayaa jaamac muuse jaamac oo ah aqoonyahan isla markaan ii macalin ahaa ,waxaan kale oo aan aad iyo aad u boorinayaa inay soo saraan bugaaga iyo waliba cilamaga degaanaka somaliyeeda dhaman qorayaasha dadka intiisa kalena waxaan ku boorinayaa inaya badiyaan akhrisaka iyo waliba iibsiga bugaagta si aya dhiirina ugu noqoto qorayaasha wabilaahi toofiiq
  10. Akhriste - 2011-04-20 11:16:45
    riham - mesaid10@hotmail.com
    waxaan donaya faalo koobaan buugan xeer cisse aad bu xisabadan u leyahay
  11. Akhriste - 2011-01-15 03:38:36
    CKgaruun - ckgaruun@hotmail.com
    marka hore waxaan salaan diiran u dirayaa dhamaan bahda redsea-online, oo uu ugu horeeya Jaamac Musse Jaamac, u guntade , kobciye, iyo waliba u heelene suugaanta iyo dhaqanka soomaalida ah. Intaa kadib waxaan si gaara u salaamayaa qoraaga soomaaliyeed ee Cabdala Xaaji Cusmaan, waxaan leeyahay Adeer waxaad soo kordhisay ilaahay ha kuugu kaalmeeyo, wax baad soo biirisay anaguna waan kugu bogaadiyaynaa. waa dhaxal umad oo u baahan in la dhawrto, waxna laga dheefto. waan kaa mahadinayaa sida wanaagsan ee aad ugu jirto hanti dhawrka dhaxalka dhaqanka umada soomaaliyeed. Waxaan kaga baxayaa "Ha daalin ee dadaal ha lagugu daydee". Allow samirka noo daa intuu sadku noo laaban yahay
  12. Akhriste - 2010-12-30 02:51:24
    ismaaciil cabdi axmed - sitixeer@hotmail.com
    waxaan aad ugu hanbalyaynayaa Xaaji Cabdalla xaaji Cismaan oo ah masuulka kaydka RTD jabuuti iyo Aabbo Jaamac Muuse Miicaad sida ay ugu guulaysteen soo saaridda buuggan cusub. waxa kale oo ammaan mudan Jaamac muuse Jaamac oo daneeya kaydinta magacyada buugaagta afka hooyo ku qoran waxan leehay Jaamac ha daaline dadaal
  13. Akhriste - 2010-11-11 00:32:44
    aden cali jibriil - xamaas05@hotmail.com
    waxan doonayaa inaan faalo kooban ka dhiibto buugan ku saabsan xeerka ciisaha oo uu inoo diyaariyay cabdala xaaji ama ninka ah buundada suugaaneed ee u dhexaysa Somaliland Iyo Jabuuti. waa buug qiimo ugu fadhiya umada afka somaliga ku hadasha ayna wax badan oo ku saabsan xeerka somalida iyo ka ciisahaba ka faa'iidi doonaan sidaas daraadeed waan ugu hambalyaynayaa qoraaga dadaalka uu ku soo kordhiyay umada waxana u soo jeedinyaa qoraayada somaliyeed oo ku caan baxay wax ka qorista taariikhaha somalida inay sidan oo kale u soo saaraan dadka buug ku saabsan xeerarkii iyo dhaqankii somaliyeed iyadoon loo eegayn gobol, iyo degmo toona ee si guud loo wada eego dhaqamada iyo xeerarka umada somaliga ku hadasha oo dhan waana mid loo baahanyahay oo waxay waajib ku tahay inay xil iska kaasaaraan qofkasta oo somali ah gaar ahaan qorayaasha somaliyeeed .......... Mahadsanidin.
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 170 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com