header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Jama Musse Jama
MAHDI
Ponte Invisibile, Pisa, 2011
ISBN: 9788888934259 - Sheeko
Qiimaha: 17.0

'Mahdi', is a historical fiction novel set up in specific period of time when the author was himself a student in Hargeysa in early 1980s. Characters are shaped by their experiences, family life and custom, but the central thread of the novel is 'underground' student life. The main character is rebellious but fragile, politically-incorrect but an honest street-child who, despite the difficult childhood, defends the honour and dignity of the human being passionately. Written in the first person, the author traces the collective memory of a generation of young Somali students who, for the first time, stood up against the military regime and the harsh response of the regime of Somali Republic during the 1980s.


Born in Hargeisa and studied mathematics at the Universtà di Pisa, Jama Musse Jama now works as an IT Expert at NetIkos s.p.a, a Telecom Italia Information Technology, Telecom Italia Group Company. He is the author of
  1. A note on "My Teachers's Group": News report of an injustice
  2. Layli Goobalay: Variante Somala del "Gioco Nazionale Africano"
  3. Shax: the preferred game of our camel-herders and other traditional african entertainments

Faalada martida

  1. Akhriste - 2011-08-11 12:33:21
    CKgaruun - ckgaruun@hotmail.com
    Marka hore waxaan qaaliya u hanaynayaa dhamaan bahda sheeko iyo shaahid. marka xiga waxaan aad ugu faraxsanahay buugan cusub jaamac dhawaan soo saaray, waxaan jeclaan lahaa in aan xoogaa faalo ah ka idhaahdo buugan. jaamac waxa uu qabtay waa wax dhinacayga aad ii taabahaya waayo, sidaynu ognahay wali wuxuu tubta ku hayaa hilinkii uu bilaabay ee ahaa in uu umadan hadalka wax iskugu tabisa u badalo umad qoraalka wax ku kala dhaxasha. ilaahay hala qabto aamiin. waxaan odhayaa Jaamac ha daalin , hore u soco insha allah inaguna hadii aan dhalintii nahay waan kula garabtaaganahay xoog, xiniin iyo xeeladba. insha allah waxaad argi doontaa bulshada afka soomaaliga ku hadasha oo qoraal wax ku kala dhaxasha. Guushii way soo dhawdahay ee sidaa u wad. CKgaruun
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 128 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com