header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Georgi L. Kapchits
Faaliyihii la bilkeyday: Sheekaxariirooyin Soomaaliyeed
The Way, Moscow, 2006
ISBN: 5-86748-051-8 - Sheeko
Qiimaha: USD 15 (or 13Euro)


Wuxuu yidhi qoraagu:
"Buuggu wuxuu ka kooban yahay laba qaybood. Qaybta kowaad waxaa laga helaa 115 sheeko oo ku qoran Af-Soomaaliga, kuwasoo aan u haysto sheekooyinka ugu wanaagsan suugaanta hiddaha u ah Soomaalida. Qaybta labaadna waxaa laga helaa isla sheekooyinkaas ee aan ku tarjumay afka Ingriiska, iyadoo ay tarjunkaygii saxday oo hagaajisey Sheila Andrzejewski ee uu ka tegey macallinkii Guush."


Dr. Georgi Kapchits wuxuu dhashay 1939 kii. Sannadkii 1967 wuxuu ka qalin-jebiyey Istituutka lagu barto afafka Aasiya iyo Afrika ee ka tirsan Jaamacadda Moosko. Takhasuskiisu waa af-yaqaan u go'ay af-amxaariga iyo af-soomaali-ga.1967kii ilaa 1994 wuxuu ka shaqeeyey qaybta Soomaaliga ee idaacadda Moosko. Sannadkii 2000 kii ayuu difaacay PhD uu ka diyaariyey afsoomaaliga.

From the author's website;
This book offers to Somali and English speaking readers 115 Somali folktales, representing perhaps the best of Somali narrative folklore. Among them can be singled out, for their well-deserved popularity and renown, such tales as 'A Soothsayer tested', 'The Human Trial', 'A tragedy', 'The knocked-out eye of the hyena' and others. The book is meant for ordinary readers, both children and adults, and for folklorists and everyone who is interested in Somali Language and Literature.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2011-08-30 17:41:18
    fuad - fuad@live.se
    dr waankusalaamayaa salaankabacdi boogaan xagee kahelaa ispasiiba minya xorosho kak Bbi
  2. Akhriste - 2008-07-09 00:05:35
    saredo - kasima_6@hotmail.com
    xagee ka helaa buugan sheeko xariir
  3. Akhriste - 2006-03-08 12:42:02
    aweis - muday1@yahoo.com
    i need somalia books
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 180 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com