header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Mohamed-deeq Abdi-madar
Kenya: Tuugo sharciyaysan
Sagal publishers, Spanga, 1997
ISBN: 91-7910-070-8 -


Maxamed-Deeq Cabdi-Madar oo ku magac dheer Haldhaa waa qoraaga buugag fara badan oo ay ka mid yihiin "Kenya- tuugo sharciyeysan!!!", "Ma hadho" iyo "Xurmo Daran". Wuxuu kusoo jiray qorista muddo kabadan labaataneeyo sano, waxana uu hadda ku nool yahay dalka Iswiidhen.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2009-10-06 09:23:16
    runsheeg - juba@hotmail.com
    ma tihid qoraa
  2. Akhriste - 2009-02-10 03:11:55
    cadceed cabdirihman ahmed - cadceed65@hotmail.com
    waxaan u hanbalyaynayaa aadna ugu mahad celinayaa qoraaga buuga ee maxameddeeq ilaahayna waxaan uga baryayaa inuu qalinkiisa ku anfaco
  3. Akhriste - 2009-02-06 06:58:21
    abdinasir abdilahi omar - super_wadni@hotmail.com
    Salaam Aniga oo ah Abdinasir Abdilahi Omar oo ku nool wadanka holland waxaan ka mahad celinaya marka hore qoraaga buugan qoray sida uu maaxda maskaxdiisa ugu soo bandhigay umadiisa soo maliyeed gaar ahaan dadka xiiseeya wax aqriska kuwaas oo aan aniguba dabcan ka mid ahay
  4. Akhriste - 2007-10-22 11:27:02
    khadar c/laahi abdi - khadar_90@msn.com
    woow walal qoraa aad uweyn ayaad tahay mansha alah
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 147 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com