header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Bile M Hashi
Sidey noqonba mooyee!
swesom, Stockholm, 2005
ISBN: 91-974986-1-0 -

Heesti baa aheyd; Afka lagama sheegtoo, Adigoon jaceyl arag, Looma uurxumaadee! Ruqiyo waxay Rooble jecleyd ilaa berigey yaryaraayeen. Xitaa haduu calafku labadooda isku diiday oo uu ka guursaday saaxiibteed waxay u sheegeysaa; Hadii jaceyl uur lagu yeesho Rooblow maanta caruurtaan kuu hayo tiro ma ogi balse da’doodu waa qaangaaro.

Markii gurigiisa lagu dilo Erik Malmberg oo xaakin ka ah maxkamada degmada Göteborg waxaa la soo xirayaa Cismaan (31 jir) iyo Askar (29 jir), oo ay jinsiyadoodu soomaali tahay oo dembigaas lagu tuhmayo. Rooble wuu u turjumayaa.

Ruqiyo, gabar soomaliyeed oo u dhaxda wiil ajnabi ah wuxuu ka afduubanayaa labadii caruur oo ay u dhashay. Markuu wadankiisa ula baxsado caruurti waxay Ruqiyo liideysaa caawinaada ay ugu jiraan booliiska iswiidhen si ay ugu soo celiyaan caruurteeda, waxeyna maciin weydiisaneysaa yaakale; Rooble.


Bile M Hashi wuxuu ku dhashay Soomaaliya sanadkii 1971, wuxuu ku nool yahay laga soo bilaabo sanadki 1987 wadanka Sweden. Waxuu kala turjumayay afafka swedhishka iyo soomaaliga tobankii sanee ugu dambeeyey. Wuxuu ka qalin jabiyey jaamicada ingineeriya sanadkii 1998, wuxuuna markiiba ka shaqo galay shirkada Volvo. Wuxuu kaluu arday maanta ka yahay Jaamicada Göteborg University qeybta culuunta siyaasada.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2008-12-18 16:53:52
    shukri - shankaroon_05@hotmail.com
    hestaa waa xaaram iska dhaaf nin yahow
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 247 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com