header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Hani Xirsi
Amran!
Hamuun Jacayl
swesom, Stockholm, 2005
ISBN: 91-974986-2-9 - Sheeko

Multi-milyunaar Magan markey xaaskiisu si kedis ah uga dalbato inuu furo wixii awoodiisa ah ayuu yeelayaa si uu go’aankeeda uga masaxo. Markuu taa ku guuleysan kari waayo wey ku adkaaneysaa inuu kasabro Amran. Kolkey Amran xiriir la bilowday Anwar sanado dabadood, wuxuu isku dayayaa inuu kala reebo iyada iyo Anwar.

Magan wuxuu isweydiinayaa waxay Anwar ku aragtay oo ay isaga ka heli weysay.

Amran maxey fali doontaa? Magan muxuu ogaan doonaa?



Faalada martida

  1. Akhriste - 2013-02-01 04:52:56
    Maxamed - Maxamedcusman5@hotmail.com
    Mararka qaar adoo qibrid leh aya hada waqtiga kuu samaheynin
  2. Akhriste - 2013-01-11 22:41:12
    Ayanle hasan - Ayanle056@hotmail.com
    Abaayo shekadan dhadhan malaha fadalan shekada markada qoresan ufir sada/ 0719375620
  3. Akhriste - 2013-01-02 05:24:21
    burhaan cabdi xasan/yaaska love - burhaan_cabdi@hotmail.com
    abaayo macaan waan ku salaamaayaa salaan aad 7 aad u qaalisan taasoo ah salaanta muslimka a/w/w salaan sare oo abaayo aan kaaga soo xulay dhamaan dareemahayga oo idil salaan taas oo sitoos ah u abaarayso dhamaan waax yaha noloshaada abaayo macaan aniga waan kuu ladanahay illaahay mahadiisa wax dhib ah ma qabo abaayo macaan adigana sidoo kale ayaan ra jaynaayaa cimri dheer & caafimaad qab & cibaado suuban & inta wanaag ah alle haku siiyo abaayo macaanto gacaliso hadii aan u soo laabto u jeedada abaayo waxaan aad ugu faraxsanahay adigoo wax baranaayo oo misana aad bilawday jaamacada waa farxad abaayo kuu soo hooyatay anigana sidoo kale aad ayaan ugu faraxsanahay waayo sagal oo wax baranayso yaa ka farxad badan maashaa allaah waa illaahay ma hadiisa abaayo runtii aad ayaan ugu farxaayaa adigoo ah aqoon yahan misana sidato diin abaayo gabdhaha waxaa laga qaataa qofka leh aqoon & diin abaayo macaan aan u soo leexdo dhanka kale xabiibti noole kasta oo dunidaan saaran wax ayuu tabanaayaa hadii la siiyo aduunyada oo dhan abaayo micnaha waxaan ka wadaa sagal hada waxaan nahay laba ruux oo aad u kala fog misana masaafo dheer is ku jirto abaaayo indhaha kuma arki karaan dhagaha un ayaan kaala socon karaa abaayo nafta ayaa dhahayso sagal waa gabar hanatay qalbiga misana waa gabar ah wanaagsan burhaanow yeysan kaa fakanin abaayo macaan aniga ma diidani calafka oo waan ogahay calafka in uu yahay wax jiro misana loo baahan yahay sabarka waayo gacaliso Jaceylka waa koob ay ka buuxdo hawo qof walba oo wadna shaqeynayana leh uu doonayo in uu cabbo, waa qaboow iyo kuleel marba sida uu kuu soo maro, sakin na waa uu ka dheereeyaa Ileyskana waa uu ka if badan yahay , waana asaaska wax walba oo wanaagsan ah oo fiican. gacaliso Jaceylka waa sida doon bilaa shiraac ah oo badda mowjadaheeda si amaan ah ku mareysa, marna waa gilgilaha dunida oo buuraha fulkaano ka qarxiya. gacaliso sagalay waan ku jeclahay Jaceylka waa cudur, guurkana waa caafimaad, abaayo su,aal hadii aan ku waydiiyo cudur iyo caafimaadna meel ma kuwada kulmi karaan abaayo xaqiiqda waxay tahay wax kasta in aan kugu doorsanaynin waayo ruuxa kaliya oo aan si dhab ah u jeclahay ayaa tahay wallaahi been ma ahan gacaliso xabiibti xayaate noloshaydaay Jaceylka dhabta ah waa sida catar ama barfuun oo raadkiisa ama caraftiisa iska taagan tahay oo aan baaba’eyn waligiis. abaayo Jaceylka waa abuur dareen oo dabiici ah oo uu qofi qof kale ugu gudbiyo aragti, hadaan si kale u sheego abaayo jaceylka waa hanasho, waa jamasho iyo hiloow. abaayo aniga kaama maarmo oo noloshayda ayaa gu jecel cidlo kaaga tagaayo oo waa balan gacaliso Jaceylka waa mid ka mid ah xalaadaha ugu weyn aduunka kaasi oo qofka qof kale u soo jeeda si ay u gaaraan wada noolaasho. hadii aan ku dhaho wana ku jeclahaya balse waa in aan la imaadaa ficil taasoo aan kugu muu jinaayo dhabta waxay tahay oo aan qaadnaa talaabooyin, si ugu dambeeyntii aan u gaarno dhadhaminta macaanka nolosha lagu bilaabay jaceylka dhabta ah. fanaan ayaa dhahay (samirka & dulqaad kaba waa sad lagu ducaysto ) abaayo halkaan kuma soo koobi karo balse waxaan jeclahay wax kastoo niyada iiga jiro in aan kuu sheego abaayo waan ku jeclahay sagal abaayo waxaan kaa cod sanaa markastoo emailkaaga furto in aad ii soo qori karto waraaq abaayo macaan illaahay ha ku dhaafo in sha allaah waxaad noqonaysaa gabar hadaf keeda gaarto abaayo jaamacada waxaad noqonaysaa qofka ugu maskaxda fiican ugu aqoonta fiican ugu wanaagsan illaahay kuma tusinaayo wax dhib ah abaayo dadka oo dhan hooyo & aabe ha kuu noqdaan maasha allaah aamiin aamiin aamiin ayaan ku dhahaayaa abaayo waxaan kuu balan qaadaayaa in aan ku dadaalo hormarkeena & sida aan ku noqon lahayn laba qof oo nolasha iska jacel anigana aan ku noqon lahaa ninkaaga adigana ilmahayga hooyadooda abaayo illaahay hanoo kaso abaayo wallaahi aad ayaan u farax sanay waayo sagal hadalada kaa soo maaxanaayo ayaa eh hadalo qofka bini aadamka qalbigiisa galaayo masha allaah waxayba ila tahay gabar mas,uul ah in aat tahay runtii sida ruux mas,uul ah ayaad wax u soo qoraysaa abaayo waxaad u hadlaysaa si kal & laab ah sagal waxaa laga yaa baa hadalo badan in aan kuu soo qoro adiga laba kalmad aad ii soo qorto ayaa ka wanaagsan maasha allaah alle ha ku cafiyo abaayo waan ku jeclahay oo waan ku jeclahay oo waan ku jeclahay oo kaama maarmo ilove you waxay ila tahay in aan noqon doono dad aan kala maarmin ok ugu danbeentii waxaan ku jeeyahay ilove you 143mmmmm
  4. Akhriste - 2012-09-27 23:00:54
    Mohamed - X2.128 AMA maxamed1441@hotmail.com talefan nomber 8517259
    ASC dhamaan waxa mahadsan cida qortay walaalaha qoray waxaa ka codsaneyna iney sheekooyin kale noso qoraan Waxa kalo umahad celinaya aqristayaasha meel walba ay joga aniga ayaa i haysato sheko ama qiso waxa jecladay gbr hawar yartay dhashay gabadhana wey iga xishota side ugu shegan kara talo wanagsan walaalayaal ha idayacina
  5. Akhriste - 2012-04-23 23:21:40
    asc walal magacag waa farxiyo - sahrodagan143
    asc waxan halkan kasalama qof walbo oo muslin ah anago ah gabar muslimad o somaliya o kunol dalka somaliya garhan walayada islamiga shabelaha dhexe garhan dagmad jowhar waxan halka ugu mahad cila dadki iga horay fikirka kadhimtay wan salama salam gar ah iyo kuwa iga dameyo waxan halkan ugu mahcil redsea online.com waxanalahay fikirkina iyo marnaamishkina wad ku mahadsantihin waxana rejeyna inay siwadidona inasha alah inakasto ana jcl jili o hada iyo kadib rajeyno ilahay waxan kabarya uno nabad naga dhigo dalka hoyo garhan cisimada muqdisho isha alah alahu akbar walcicisu lil islam cid walbo o an qalad kagala haigala so xariro tel 0615266057 kkkkkk byyyyyyy
  6. Akhriste - 2012-04-16 06:20:56
    Maxamed muuse maxamud - Mmuuse143@hotmail.com
    Walal ad iyo ad bad u mahad san tihin si wanag san o ad dad u qancisan nin addunka jogow maxa argti ku laban jaceyl ima so marin lkn mid laga naxo ama mid nolashey dhibato u gesto in ow illahey i tusin ayan alle ka barya
  7. Akhriste - 2012-02-29 01:48:47
    abdisamad barkad geele - abdi_barkad@hotmail.com
    aad bay mahadsanyihiin dadka qisadan kasheegeeyey ama ay ku dhacday anigoo oo kahela qisooyinka jacaylka markaan akhristo sheeko jacayl ah waxaan dareemaa jacaylku waxa uu ka dhigan yahay waligg maad is weydiisay waa maxay jacaylku?jacylku waa dareen dhab ah oo kasoo daga qalbiga wax jecel
  8. Akhriste - 2012-02-16 16:59:26
    ms-ms1900@hotmail.com - ms-ms1900@hotmail.com
    wan kufarax sanahay shekoyin kan quruxda badan waxana aduga hela misana xiseya shekoyinka somaliga ah dha man tin wad salaman tihin ok isonabad ahada
  9. Akhriste - 2012-02-16 16:41:17
    isabeela - ms-ms1900@hotmail.com
    wadkumahad santihin sheekoyinkan macan waxan jeclan laha mar walbo in ad nakusacida od soqortan shekoyi kasimac si an mar walbo uaqristan
  10. Akhriste - 2012-02-12 07:03:29
    Nimco - Nimcocd2010@hotmail.com
    Wan salamay inta wanga jeceyl Runti wan ka helay shekoyin waxan idin leyahay da dalkina mesha ka wada anagana mar walibo wan idin jecelnahay hadan nahay somali
  11. Akhriste - 2012-01-14 02:24:33
    maxamed axmad wali - maxamed_yare_4@hotmail.com
    akhyarta wan idin salamay
  12. Akhriste - 2012-01-04 04:43:36
    Abdalla - Qazaali44@hotmail.com
    Wad ku mahad san tihin
  13. Akhriste - 2011-11-06 06:25:37
    Wadani - Wadani_0@hotmail.com
    Asc wr wbr dhamantin wad ku mahadsantihin qisada dhabta ee jaceelka ah xaqiiqdii wa qiso qima badan by byyy
  14. Akhriste - 2011-10-31 01:24:24
    abukar - ahayn04@hotmail.com
    aniga aad iyo aad ayaan uu jacela shekada lakin marka hore qofta shegada soo qore inuu wax ka fahmo mesha uu marayo shegda
  15. Akhriste - 2011-10-31 01:22:20
    abukar - ahayn04@hotmail.com
    aniga aad iyo aad ayaan uu jacela shekada lakin marka hore qofta shegada soo qore inuu wax ka fahmo mesha uu marayo shegda
  16. Akhriste - 2011-10-08 05:54:49
    Nuuradiin cade - Nuuradiin33@hotmail.com
    Asc dhaman inta islaam ah gaar ahan somalida waxan leeyahay ilaah dalkeyna nabad hanoga dhigo amiin mida labad aniga sheekada i realy liked wayo waa qiso cajib ah marka waxan codsan lahay meesha aan qisan ka helay waad mahadsantihin dhaman asc w.r.m .
  17. Akhriste - 2011-09-13 12:28:22
    hafsa mohamed - caasi_143@hotmail.com
    salaan qaali ah iga gudoon wlloyaal waad mahadsan tihiin inbadan bili aadan nolosha wax kayaqaana ayaa tihiine byyyyyyyy
  18. Akhriste - 2011-09-02 08:42:42
    Cabdulaahi axmad (jecelow) - bile244@hotmail.com
    waxan ka hela bugagta jcl gar ahan buggan by kkk
  19. Akhriste - 2011-08-18 09:25:47
    Cabdi xasan - Cabdiwahab40@hotmail,com
    akhayaraay dham wan idin salamaay salan kadib wa mahadsanti hi wallahayga musliminta ah @ masha alahu wlla yaal alaha mahada nsiya shukran inta kadib ??? Markan idinkagawarana ahantayda waxan aha wil somali aha kuna nol dalka south aric gar'ahn cape tonw inta kadib waxan aha nin da aadis taha 1991 wllahayga manta waxan kacodsanaya in ay war iga siyan jcl waxa oow yaha------------------------ laxariir emeil fatxic@hotmail.com ama numbar t 0785253021
  20. Akhriste - 2011-05-23 05:55:12
    burhaan abdi hasan - burhaan_cabdi@hotmail.com
    Abaayo macaan waan ku salaamay marka xigta see ii tahay samaan xalay ma iigu seexatay taas mid lamid ah macaanto ma iigu soo kacday taasi waa salaam guud laakiin si gooni ah waxaan kugu salaamaayaa salaanta muslimka taa soo ah A/W/W abaayo macaanto hadii aan kaaga warbaxiyo xaaladayda gacaliso way is ka fiican tahay intuu alle ugu talagay 100% abaayo macaan adigana waxaan alle kaaga baryaayaa taas mid lamid ah in uu ku siiyo aamiin gacaliso hadii aan u guda galo arimahayga qaaska ah abaayo aniga waxa kaliya oo iga maqan waa adiga macaanto waxaan kaa rabaa garabkayga in aaad joogto oo aadan iga fogaanin runtii naf dhab kuu jecel ayaan ahay abaayo marka aan saas leeyahay waxaan rabaa in aan wax ku fahansiiyo markasta abaayo in aad ii aragto qof dunida kugu jecel in aan ahay waxaan ogahay in aad tahay qofta kaliya oo aan firsanaayo macaanto waxaad igu abuurtay ayaa ah wax aan la soo koobi Karin gacaliso runtiii wax kasta in la is waydiiyo ayaa fiican taariikh kastana wax ayey ku imaadaa tala kastana in la rog rogo ayey ku fiicantahay macaanto waxaan waa iska aduunyo waxaana fiican in la is ogaado abaayo macaan waxaa tahay ruux dhamaystiran gabdhaha dhaymankooda ayaa tahay abaayo qurux baa laguu dhameeyey dhankastoon kaa eegana waad is ku dheeli tiran tahay dhaliil ma lihid illaah ha ku dhowro waxaa tahay qof jirto hadii aan ku helo dhib arki mayo farxad ayaan helayaa meel dalxiis ku fiican daruur wabi dhexqaadiyo & meel kaymo leh oo doog ka baxaayo ayaan ku geen lahaa in kastooy aduunyadu tahay wax yar inta la joogaayo waa farxad jaceyl kama nuuxsan karo igu fogaaday wa uu igu nastay nabaro ayuu igu reebay intuu intuu sida hooyo wax dhashtay ayuu ilmaheeda ka tag la yiraahday oo diidayso buu aniguna igu yahay abaayo jaceylka dadka qaar waa uu naafeeyaa ama maskaxda ayuu madooweeyaa ama far xadaada ayuu dilaa kama noogo sida ruux waalan meelaha ayuu igeeyaa runtii sida aan ahay ma aqaan ana kama nasto nafsi inta aan gali lahaa anigalee ha la iga galo abaayo macaan waan hubaa in aan kugu han wayn nahay oo aan had & jeer muuqaaga aan rabo & la joogaaga waan kuu oo manahay gabdhaha adigaa ugu horeyo halyey la jacelyahay ayaa tahay waxaa tahay hormarkayga abaayo geeskaaga igala qabo waan ogahay in aan qabo halis jaceyl waan kuu hibeeyey waan kugu sidaa halbowlaha abaayo gabdhaha haybad ayaa dheertahay geesiyad lama huraan ah ayaa tahay abaayo macaan baahida jaceylka boholyowga aan qabo adigaa iga bogsiin karo jaceylkeena boga & wadnaha ayuu igaga yaalaa halista ayuu ku baahay meesha aad iga jirto ayaa macaanto la iiga wacaayaa jaceylka waa uu igu balaartay badwaynta ayuu igu dary jaceylkaaga igama ba aayo naftayda ayuu babinaayaa oo sifudud ayuu wax u fahansiiyaa waxuuna ku dhahaa waad hali doontaa hadii uu alle yiraahdo macaanto waxaa tahay nabad nasteexiyo nugul caashaq beeriyo waxaa tahay beer & doog neecow udgoon & nuurkii indhaha & qalbi urooney waxaa tahy roob ii da aayo aayahii naftaydaay nasiibka ha igu kaa daro nacab xaasib ayaa jiro laba is rabto aan arki Karin abaayo macaan marka aad qalbigay aad soo gasho qalbiga waan sasabaa midab kala quran dumarka muuqaalka guudka waxaa tahay luul & nuur hada soo baxay timahaaga xariirta ah maamuusta aad u dhalatay muraayadii qalbigaay maan qaboojisaa tahay miirkayga & xiskayga gayaankayga ayaa tahay wali ma arg mid aan kugu tilmaamo ama aan aqoon kula simo dumarka manta joogo abaayo macan afkaaga dhuxulka ah dhalalaalka wajigaaga midabkaaga dhiimka ah indhaaga aad umaleeso bamboo e fem dhaayaha urooneey quruxdii naftaydaay ma wax kula dhigmaa jira xabiibtii kula dhigmaa jiro macaanto kulaan kula dhigmaa jiro daily kula dhigmaa jiro my love kula dhigmaa jiro waxaad ila dhigantahay sida laan dhir & fiyoore ku yaalaan abaayo macaan waxaa thaay dhamays dumar dhaliil lahaynoo rabi uu kala dhantaalin jaceylkaaga waa uu igu dhexnool yahay dhawac ayaan ahay dhib ayaan kaa illaashaa dhiiga jirkaygiyo dhanka wadnaha xigo adigaa ku magacaaban kuma dhaafi karo dhab jaceyl macaanto iga hoo dhabanadaada hilaaciyo quruxdaada wacan xubnahaaga kala qoran dhankastoon kaa eegaba dheemanka ayaad la mid tahay dhaqanka & asluubta waa mid uu alle ku siiey allahayow calaf igu dar gacalisadayda maxuu jirka qalay jaceyl maxaan qamuumyooday maxaan riyo ku qarway markaan indhaha kala qaadayna qofna ilama joogto soo ilmada igama quban talada way iga qoloocan tahay runtii hadii aan ku helin maxaan sameenaa jariiraco ayaa igu taagan abaayo isaseegi mayno alle yaa barwaaqiyo bash bash kula beegto jaceyl guul ah alle hana siiyo abaayo macaan ma ogtahay geed miro ku yaalaan intuu baxay bilow ilaa & dhamaad gurashada diyaar u ah Gabdhihii Ambiyadiyo ka sokoow asxaabtii abaayo adiga oo kale Ifka hooyo mey dhalin abaayo macaan xabiibti xayaate uur laguma soo sidin lamma soo abaabibnin Aabba muu gardaadinin ragna abaayo macaan timmahaaga muu arag araxdaada muuqaal oo kale aduunkaan kuma arag asluub badanee amaan badanee sidii ubaxii udgoon badanee waxaan macaaneey ku oon bixi lahaa anigoo aroos kula galo abaayo macaan cirkoo gaaxday roobka seemaha ku raran yahay rabi nooga shubay oo beel barwaaqo ah ku da,aayo nafta ayaad raali ka dhigtay inta aan kula joogo aduunka ma rabo ruux kale adigaa runtii kugu qanacsanahay jirka & oogada adigay kuu oo man yihiin balanta & axdiga ha iloowin qalbigayga ayaad soo jiidanaysaa inta aan noolahay amaantaada ayaan haaynaa dunida adaan kaa rabaa daa,in intuu abuuray farxadayda ayaa ku raacday Abaayo macaan runtii wax kula dhigmo dunidaan ma saarno waayo waxaa tahay qof ceyb ka saliim ah abaayi macaan Waxa Inoo Dhaxeeyo Bad Weyn Buuro Iyo Weliba Wadamo Sidaa Aay Tahay Kama Daalo Inaan Kuu Soo Gudbiyo Jaceylkan Kuu Qabo Si Aan Umideeyo Wadnayaasheena. Waxaan Jeclahay Inaan Noqdo Ilmadaada Taasoo Kasoo Burqaneyso Indhahaada Quruxda Badan Soo Mareeyso Dhabankaaga Macaanta Badan Kuna Dhamaaneyso Faruuryahaaga Balse Madoonayo Inaad Noqoto Ilmadeyda Maxaa Yeelay Mar weliba Waa Aay Soo Daadataa Madoonayo Mar walbo Inaan Kuwaayo Aad Iga Dhamaato. Dadka Waxey Jeceylyihiin Iney Noqdaan Qoraxda Si Aay U Nuuraan Sida Qoraxda, Balse Anigu Waxaan Doonayaa Inaan Noqdo Dayaxa Si Aan Kuugu Ifiyo Xiliyada Aad Kujirto Mugdiga, Qoraxduna Aaysan Muuqan Xiligaas. Waan Kacabsanayaa Inaan Indhaha Isku Xiro Maxaa Yeelay Adaan Kuxasuusanayaa, Hadanne Waan Kacabsanayaa Inaan Furo Indhaheyga Maxaa Yeelay Madoonayo Adoo Iimuuqan Inaan Furo Oo Wax Kale Aan Arko, Waan Kacabsanayaaa Inaan Dhaqaajiyo Faruuryaheyga Adoo Iga Maqan Maxaa Yeelay Mar Weliba Inee Adi kula hadlaan Ayeey Doonayaan Oo Kudhaqaaqaan Waan Kujeclahay, Sidaa Darteed Marne Ha iga Fogaaan Hilibkeygiyey. Faraheyga ALLAH Qeybo Banaan Ayuu Uyeelay Waxaana Buuxin Karo Farahaada Si Aan Isku Buuxino Mar Walbo Aan Gacmaha Is Haaysano. Cid Aan ALLAH Aheyn MAjoojin Karto Shimbirahaas Duulaaa, Cid Aan Allah Aheyn Majoojin Karo Malaaygaas Biyaha Kudhex Dabaalanayo, Cid Aan Allah Aheyn ma joojin karo Anne Igama Joojin Karto Inaan Kuuxiiso Waan Kujeclahay Mar Weliba Aan Maqlo Dhicitaanka Teleefankeyga Inaad Adi Tahay Ayaan Maleeyaa Xattaa Mararka Qaar Telefankeyga Oo Dhaceyn Ayaan Mooda Inuu Dhacayo Aad Isoo Wacday, Memoriga Telefankeyga Space “banana” Ayuu Leeyahay Lakin Qalbigeyga Adaa Buuxiyay Malahan Meel Banaan. Abaayo macaan Qof ayaa Naweeydiiyay Qofka Bini Aadamka Maxaa Uweyn Oo Farxad Geliya Naftiisa Qof Wuxuu Yiri Hanti Qof Kalena Inuu Caanyahay Anigana Ano Adiga Kaafikirayo Ayaa Fariin Aad Iisoo Dirtay Telkeyga Kusoo dhacday Inaan Dhoola Cadeeyay Baan Ku idhi Anigu Fariintaanbaa Dunida Iigu Farxad Badan waxaan ahay mucaashaq axaan jeclahay gabar runtii waan a fogahay waxaana warqadaan aan halkaan aan jeclahay in aan fikirkyga aliimka ah aan idi tusiyo byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy burhaan cabdi xasan brhaan_cabdi@hotmail.om
  21. Akhriste - 2011-03-16 08:10:15
    Dalmare - Dalyare143@hotmail.com
    Dhaman aqyarta sharaftale mahadsan tihin
  22. Akhriste - 2011-03-16 08:04:14
    Dalmar - Dalyare143@hotmail.com
    Dhaman waad salamantihin will iyo gaber
  23. Akhriste - 2011-02-18 07:33:51
    munasar - munasar@live.com
    wwaw yab waxa jeclan lahay kuwo kale inad inugu sodartar ad ayan uga hela qisoyinka jecel walal mcn waa cod si gu sodar
  24. Akhriste - 2011-01-29 12:25:22
    Sacdiya - Sacdia99
    Walalo wxn jeclan lahay kuwo kale inad inugu sodartar ad ayan uga hela qisoyinka jecel thanks aqiyarey
  25. Akhriste - 2010-12-27 01:07:15
    M.khadar - mcfdaud@hotmail.com
    jacaylka maxamaa burburiya wakhtigisana dheereynkara
  26. Akhriste - 2010-12-21 12:10:04
    maxameddeeq - boy.cem2010@hotmail.com
    salaan qaali ah dhamaan waxaan umahat noqayaa wqana kahelaydheekadooyinka oo aad iyo aad naci best u ah calaa fikra waa qiso aad u calool hur leh waxaana jeclahay sikawanaagsan in aat u socotaan
  27. Akhriste - 2010-09-18 16:23:58
    ayaan - gamar_14@hotmail.co.uk
    anigana wax ahay gabar samoliyed oo jecel wadan keda hooyo ee ilaah dhulkena ha ka yeelo nabad insha alaah
  28. Qoraaga - 2010-08-18 08:28:40
    Khadar - Khadar456@hotmail.com
    Marka hore waxan salamaya bahda redsea online marka xiga waxan si buxda u salamaya bahwaynta somaliyed meelkastay joogan gar ahan asxabta ku xhdhan redsea-online waxan ad u xisaynaya in an akhristo shekada (shandaraleey) marka waxan ka codsanaya bahda redsea-online in ay iga cawiyan sidi an u helilaha shekada oo dhamaystiran aad ayan idinsalamaya ramadan karim.
  29. Akhriste - 2010-06-15 02:42:34
    ibtisaama - ibtisaamah@hotmail.com
    sc walaalayal wa idin salaamay somaliyey mel walbo ad jogtan waxan ahay gabar somaliyed o ku nol wadankeda hoyo waxan idinka mahad celinaya bugagta ad page ka kuso qortan qasatan kuwa jaceylka wana idinku dhiirigalinaya talabada wanagsan e ad horay uqaden byyy
  30. Akhriste - 2010-05-18 09:43:59
    maxamud c/nour sayid - sayid25@hotmail.com
    waxaan ahay wiil somaliyeed oo ka hela sheekooyinka somaliyeed hadaba waxan si gaar ahaneed usii jeclahay sheekoyika jacaylka so that i like to say thanks all somali people every where to stay thanks to allah
  31. Akhriste - 2010-05-14 02:02:13
    fardoowso - fardoowso14@hotmail.com
    marka hore ad ayat umahadsantihin marka kale aad ayan ooka helay sheekooyinkaan xiisaha badan mahadsanidin asc
  32. Akhriste - 2010-03-12 03:58:32
    xarago cismaan - xarago102@hotmail.com
    buugaan qiima ku fadhi umada somalida love and life
  33. Akhriste - 2010-03-10 00:19:26
    sakariye - liibareejo@hotmail.com
    mashaa allaa waa wax qabad aad ufiican
  34. Akhriste - 2010-02-07 11:32:02
    nestexo - shelabo2010@hotmail.com
    wan ku farax sanahay wax yalaha kahelo waxyalaha jecelka inan kafa ideysto ofa idadfa leh wana lasoconaya shekoyinka insha alah bye
  35. Akhriste - 2009-12-31 16:17:31
    Farta - farta@hotmail.com
    BUUGAAN INTEE KA AQRISA KARAA?
  36. Akhriste - 2009-12-25 11:43:56
    a/rahman sacad ahmeed - caynaan0@hotmail.com
    waa buug aad iyo aad uwanaagsan jacayl kana wax kaga rana jacalka tiriyay wuxuu yahay ...
  37. Akhriste - 2009-11-09 02:03:20
    siciid suleyman elmi - siciid_1993hotmail.com
    waa buuga aad iyo aaad uu fiican ooo wanagsan markana ku hadalyaa
  38. Akhriste - 2009-09-08 17:15:54
    yariisey - hannabest@live.se
    asc......this sheeko is amazing i cnt wait to read,,laakiin plz intee ka aqrisan karaa sheekada oo dhameestiran halii sheego plzzzzzzzzzzzz thanks
  39. Akhriste - 2009-06-21 14:17:47
    golet - kinlover4me@hotmail.com
    markahore asalaamu calykuma warxmaatulaah marka 2aad aad ayaan ugu bishaarayaa qoraagan runahaantii aadayaan uga hellay qisadan dhacday ee dhabta ah khaqsi ahaan taydunawaxaan taageeraa jacayl ama waxaan jecelahay wixii taageera jacaylka byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
  40. Akhriste - 2009-06-15 03:49:02
    jemal mohamed - profeserjemal@hotmail.com
    walal waan ini salamaayaa salan kadib walal aad ayaan ug boga arintan iyada ah walal laikin waxaan ku arkay arimo aanan marna inaga filayn o ah in aad maamulka ama beelaha dagen waooqiberi somalia ee hada la baxay jamuuriyada aad aad u amaanteed walal ma diidanayno in la sheego wanaaga ay qabsadeen ee ah nabada laakin waxaad ka hadasheen arimo somalida ka dilaya walal arintasi ka waan tooba somalia waa maamul goboleed ka mid ah jamuuriyadii somalia laba qabil ama noqdan jamuuriyada ama dowlad walal aad ayaad ku mahantihiin arinta aad qabaneysin ilahayna ha iniii fududeeyo AAmiin AAMIIN
  41. Akhriste - 2009-06-15 00:43:15
    Bashiir Sheikh Mohamed (Abiibyare) - abiibyare@yahoo.com
    Anigoo ah abiibyare waxaan kusoo dhaweynayaa akhristayaasha xiriir wanaagsan
  42. Akhriste - 2009-06-07 04:28:31
    abdi - hirsi_23@hotmail.com
    walalaalayaal aniga hada ayaan soogalay khadka mac naha waxaan ubaahanahy inaad iga caawisan ama aad ifahan siisaan buugu wuxuu kuswaab sanyahay iyo waxa lagaga hadlayo
  43. Akhriste - 2009-06-03 14:45:39
    Maxamud Maxamed Axmed (koronto) - G_aas_11@hotmail.com
    Waan idin salaamay dhamaan inta web kaan laga helo. Waxaan ahay wiil somaliyeed oo ku nool caasimada dalka kenya ee nairobi oo qoraa ah marka maxaan idinka codsanayaa in aad ii soo gidbisaan mirti iyo sheeko somali ah wixii aad marba awoodi kartaan walaalayaal fadlan
  44. Akhriste - 2009-05-26 16:16:46
    cumari - muscab_cade@hotmail.com
    dhamaan wad salaman tihin aq yarta bugan xiseyso
  45. Akhriste - 2009-05-03 12:54:36
    abdishakur abdi mohamed shagra - shagra11@hotmail.com
    marka hore waan ini salaamay dhamaan salankadib waxaan jecleystay in aan halkaan ini kaga soo gudbiyo sheeko aad u xiisobadan ee kusooo dhawaada walaalayaal by abdishakur abdi mohamed shagra. wiil yahow waan kujeclahay waase adiga oo dharka iska siibin::: Dhambaalkan waxaa qortay gabar u dhalatay dalka Spain oo naafo ka aheyd qeybta dambe ee jirkeeda, waxaana lugo u ahaa kursiga curyaamiinta oo alwaax ka sameysnaa, kursigaas oo farsamadiisu liidatay darteed shanqar laga naxo ayuu bixin jiray marka ay dhaqaaqeyso, gabadhaasi waxaa gurigooda hor marta waddo weyn oo badi dadku ay aad u maraan subax iyo galabba, iyadoo maadaama ay curyaan shaqo heyn aheyd dadka waddadaas maraya ayey iska daawan jirtay, muddo badan markii ay daawashadaas ku jirtay ayaa waxey caashaqday wiil ka mid ah dadkii waddadaasi xilli walba soo mari jiray, kaasoo ahaa wiil aad u filsanaa oo ay aad ula dhacday, waxaana la oran jiray Romana, subixii marka uu soo hormaro gabadha iyo marka uu galabtii sii laabanayana wuxuu si xushmad leh u salaami jiray gabadha curyaanka ah oo deymadiisa ku indho bikaacsan jirtay, codkiisa salaanta ahna ku raaxeysan jirtay, gabadhaasi maadaama ay jeclaatay wiilkaasi waxey bilowday fakar iyo in ay talo rogrogto, waxeyna is tusisay in aysan buuxin Karin rabitaanka Romano maadaama waxa ay raggu ka doonayaan dumarka ay iyadu buuxin Karin, balse waxey go’aan ku gaartay in ay jaceylkeeda taabsiiso iyadoo aan wax dan iyo hammi ah ugu jirin in uu ka aqbalayo duruufta rabbaaniga ee jirta awgeed, haddaba dhambaalka ay gabadhaasi curyaanka aheyd qortay waxaa ka mid ahaa HADDABA TAA KUUMA HAYO XITAA HADDII AAD ADIGA DARTEY DHARKA ISKA SIIBTO, haddaba ereyadii ay gabadhaasi wiilka u adeegsatay oo la yaab lahaa ayey ku tiri aniga I guurso kadibna naag kale guurso oo aniga si niyo ah ayaad ii qabaysaa imana naageysanaysid oo waligeey dharka isagama key siibaysid waayo naag kuuma naag kuuma noqon karo curyaaninimadeyda darteed, naagta kale ee aad guursato ayuunbaan kuu noqonaysa anigana calaa niyo iyo jaceyl dartii igu qab waxeyna dhambaalkii ay u qortay gabadha curyaanka aheyd ku billaabanayaa sida tan: “Ha la yaabin Romanow in gabadh curyaan ah oo qaarka hoose naafo ka ah ay ku jelcaato warqadna ay ku soo qorto, haddii aan naafo jirka ka ahay ogow maskaxda iyo caqliga kama ahi, teeda kale kugu diidani in xubinta taranka tahay tan ugu muhiimsan marka la soo hadal qaado kalgaceylka dhex mara wiil iyo gabar, waayo jaceylka nin iyo naag kasta wuxuu ku arooraa oo saldhiggiisu noqdaa, falgalka gogosha, aniguna taasi taag uma hayo, waayo aniga dhinacaas naafo ayaan ka ahay, waxeyse ujeedadeydu tahay in aad Romanow qeybta xusuusta maskaxdaada gashatid in waa waayaha ka mid ah ay jaceyl kuu qaaday gabar curyaan ah oo kuu haysa jaceyl dhab ah, Romanow Waxaan intaas kuu raacinayaa adigoo tixgalinaya duruufta igu xeeran iyo qeybta ugu muhiimsan macaanka nolosha oo iga maqan igu xurmee jaceylka aan kuu hayo, igana ogolow in aad gabar kale guursato anigana aad ila gasho meher macaansi la’aan ah oo nolosha ila qeybso adigoon dharka isaga key siibin, kuna iimaanso qadarta rabbaaniga ah, isla markaana tixgali jaceylka, fadlan iga soo qaad oo u niyayso in aan marwadaada ahay, habeenka aad ii soo hooyanaysana salaanta dhunkashada leh iigu kaalmee, subixii marka aad baxaysana ii niyayso sagootinta kalgacalka leh, qosolka, sheekada iyo laacdanka fakara ka cayaarka ah ha igala baqeylin, xilliga hardanka sariirtana u niyayso in qofta kula joogta aan aniga ahay, taasina ayaan uga bogan karaa kalgacalka baaxadda leh ee aan kuu qabo”. sida taariikhda dhacdadani ay xusayso waxaa la wariyay in wiilkaasi uu ka aqblay gabadhaasi Spain-ka ah qorshaheedii isla markaana sidii ay ku talisay ayuu u yeelay, taasoo iyadana niyad dhis weyn u noqotay.
  46. Akhriste - 2009-05-01 02:00:47
    abdishakur abdi mohamed shagra - shagra11@hotmail.com
    marka hore waad salaamantihiin bahda redsea-online.com salankadib run ahaantii aad baan uga helay barnaamijkiina waxaan leeyahay www.redsea-online.com waa haqabtiraha bulshada soomaaliyeed qof walboow booqo oo ka faa iideyso kuna qor fikradaada.ok bye
  47. Akhriste - 2009-04-30 12:53:26
    abdishakur abdi mohamed shagra - shagra11@hotmail.com
    marka hore waad salaamantihiin dhamaan bahda redsea-online.com iyo aqristayaasha bogaan salaankadib walahi waxaan aad ugu faraxsanahay barnaamijkaan waxaan ini leeyahay hanbalyo ee dadallkiina sii wada ana waxaan inika codsanaayaa in aad ku soo badisaan buugaata afsoomaaliga ee kahadla arimaha bulshada thanks alot all. talo: qof walba waxaan kula talin lahaa in uu booqdo bogaan oo wali uu online kadhigto www.redsea-online.com like me
  48. Akhriste - 2009-04-13 03:50:18
    hodan ali abdi - axlaam80@hotmail.com
    manshalah adbu buugani u fican yahay waxan leyahay dadka soo diyariyay hambalyo
  49. Akhriste - 2009-03-31 20:22:32
    kamaal khadar jirde - kalton555@hotmail.com
    asc waraxmah, sxb ama qoraa marka hore waad ku mahadsantahay dadaalkaaga wax ku oolka ah ee aad ku iftiiminayso suugaanta dihan ee ummada soomaaliyeed, runtii waa feker mudan inaad sii labanlaabto si aad ugu faaideeyso da, yarta soomaaliyeed ee aan suugaanta aqoon durugsan u laheyn.
  50. Akhriste - 2009-03-31 16:13:35
    Maxamud maryacade - Gorgor201@hotmail.com
    Walaalayaal runtii aad iyo aad baan uga dameeyaa guugaagta noocaan oo kalaa marka bal haloo dadaale Bulshada soomaaliyeed oo rajada iyo agoontaa, raja celin iyo ruux celin rayi celin .
  51. Akhriste - 2009-03-11 04:14:42
    maxamed bille - mohamed_bile@hotmail.com
    runtii waa faaiido oo waxay faaiido u tahay dhamaan dadwaynaha soomaaliyeed oo ku nool dacallada dunida waayo waxaan markastaba aragnaa buugaag af qalaad ku qoran markaan aragna buugaag afsoomaali ku qoranna waa faraxnaa taasoo ugu wacantahay duruuha nahaysta ee waxaan idin leeyahay hambalyo
  52. Akhriste - 2009-03-07 03:26:55
    xamse cumar maxamed - goldenlove_143@hotmail.com
    waxa aan ku farax sanahay kaqaybgalka faaladan waxa hore loo yidhi nin meeli ucadahy meeli kamadaw waxa aan isku soodayi doona in aan sheekadan soo dhamaystiro
  53. Akhriste - 2009-02-26 09:50:20
    Nasro C/qaadir Yuusuf(Naska Xaaji) - Nasro_cy@hotmail.com
    Walaalo aad iyo aad baan ugu faraxsanahay in aan ka qayb qaato faalo ka bixinta sheekadaan oo ah sheeko aad iyo aad u yaab baddan oo ku saabsan arimaha jacaylka oo sida sheekada ciwaan keedaba aad ka arkaysid ah ama ku saabsan Hamuun Jacayl Sidaas iyo nabad galyo wabilaahi tawfiiq wasalaamu calaykum warax matulaahi wa barakaatuhu By: Naska Xaaji
  54. Akhriste - 2009-02-02 05:18:29
    cismacil c/lahi abduraxman - ismaaciilyare23@hotmail.com
    dhaman akhristiyaasha bogaan waad salaan mantihiin salaan islamka s/c/kum waxaan akhriyey buugaan /Iread this book waana buug aad iyo aad ufiican
  55. Akhriste - 2009-01-16 14:08:16
    San wayn - Sara-145@hotmail.com
    A.s.c walal aadbad umahadsan tihiin qaybta webkan waxan rajaynaya inad so dhamays tirtan insha,allah
  56. Akhriste - 2008-12-31 10:23:50
    hanad - sekeriya2007@hotmail.com
    aniga oo ah wiil soomaliyed oo hadana qiimeya arimaha jaceyl ka kusaabsan waa yo jacceylku mahan wax qofka afkiisa kasoobaxa waa wax uurka kaadaga
  57. Akhriste - 2008-12-08 10:22:47
    Sadaam cabdi maxamed(dublamasi) - dublamasi@hotmail.com
    first marke hore waad ku mahad santihiin sheekadaan waa qiso aad iyo aad ii xiisa galisay marka waxaan u malaynayaa ama aan rajaynayaa in aad noo sii wadi doontid marka salaama allah sidaas iyo nabadgalyo
  58. Akhriste - 2008-11-24 01:14:53
    maxamedeeq xusen - welcome20009@hotmail.c
    walaal waa kumahad santihiin bookgaan waxaana idika codsanayaa in aad noodhamaystirtan inta kahadhay anig waxaan xiisayaa jacaylka waana sidaa dhalinyarada oodhamibybybybybybyyybybyby
  59. Akhriste - 2008-11-16 09:33:00
    maryan - kenya
    waxaa aad ugu helay book gaan wan la dhacay waxaa leeyahay thanks maxaa yeelay waxbadan oo iga maqnaay ayaa ka helay thanksbye
  60. Akhriste - 2008-10-29 04:28:21
    Basher - Amaanle1@hotmail.com
    Makahore salaan bahad webka, qorayaasha aqriyaasha, tankale waxaa iga cudsiya in aan laqorin waxkalageeya dad isjecel isqaba ama wadaaga jinsiyad, diin, mahadsanidin balaariyana kahadalka jacaylka iyo wanaaga illaha ina xifduyo aaaaaaamiiiiiiin
  61. Akhriste - 2008-10-26 09:13:36
    Muuse Cabdiwali Muuse Shire(Dhamuuke) - dhamuuke_40@hotmail.com
    Marka hore waxaan ku bilaabayaa salaanta islaamka Asalaama calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu
  62. Akhriste - 2008-10-21 08:26:39
    Abdinajah - najaxismacil@hotmail.com
    waa sheeko aad uu fiican iam thanking the writer of this story thank u man
  63. Akhriste - 2008-10-07 12:39:10
    calanle - calanle_33@hotmail.com
    walaal wad mahadsantihin marka hote waxan ka faloon laha waa maxay jacayl
  64. Akhriste - 2008-10-07 05:00:10
    cawil - cawil_41@hotmail.com
    waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa dhamaan bahda Redsea-onlice.com horumarinta ay gaadhsiiyeen af-somaliga awgeed waxaanan dardaaran siinayaa in ay sii balaadhiyaan barmaamijyada noocan ah ILAAHAY BAA MAHAD DHAMAANTEED LEH
  65. Akhriste - 2008-09-19 06:02:04
    aadan faarax - aadan_afc@hotmail.com
    asc waan akhriyay sheekadani runtiinba waa sheeko dhaxal gal ah oo qof kasta oo afka somaliga ku hadlaa akhriyaane uu aad ugu bogi karo ilaa ruux bakhayl ah mooyane waa sheeko runtii xiiso leh oo lagu faro yaraystay waad mahadsantihiin dhamaan bahda redsea online
  66. Akhriste - 2008-09-05 05:40:13
    sahra - sahrojaa@hotmail.com
    waan idinsalamay asxabta dhamaan waxaan rabaa hadii laqori karo shekadaa cilmi iyo hodon ayadoo kamilaa byyyyyyyyyyyyyyyyye
  67. Akhriste - 2008-09-03 05:31:26
    Iddy - amran-11@hotmail.com
    sheeko fiicaan
  68. Akhriste - 2008-07-26 21:02:36
    abshir - ab_shir_indho@hotmail.com
    asc dhamaan inta aan webka ka wada qeyb qaadanay, ilaaheey ayaa mahad dhamaanteed iska leh,waxaa kale oo aan mahad u celinayaa,inta isku howshay,hawshani xiisaha leh,una samirtay qabashadeeda,waxaase iga ra´yi ah in si dhameeystiran,loo soo bandhigo sheekooyinka noocaan ah,waa hadii ay suuro-gal u arkaan,maamulka webka waadna mahadsantihiin dhamaan
  69. Akhriste - 2008-07-06 04:33:48
    mahad cabdi ciise - indhacade8@hotmail.com
    dhamaan waa idin salaamay salaan ka bacdi aadbaan uugu faraxsanhay sida aan hada kabacdi ooga qayb gali lahaa buugaagtan waxaan ahay nin jecel aqrinta sheekooyinka fadlan hala ii so gudbiyo buugaagta aat soo saartaan
  70. Akhriste - 2008-06-13 08:11:58
    Khadar m - Danwaa15@hotmail.com
    Waan idin salamay dhamaan ikhyarta fikirka ubixiyey bogan aan kawada helnay wax yaabuhu soo bandhigay runtii wuu iqanciyay mida kale anigana waxaan qoray buug ciwankisu yahay (jacayl qarsoon) waxayna ila tahay qofkasta oo inaga mid ah inuu hayo qiso jacayl bye
  71. Akhriste - 2008-06-08 19:19:55
    bahaloos - yousufian@yahoo.com
    ka macaaniyo malabiga guro asal weeyi buugani ee halka laga helo ila soo socod siina mid fadlak thksz nice one
  72. Akhriste - 2008-06-01 15:28:52
    samatar - shekhsamatar@hotmail.com
    waxaan akhriyay sheekada waana u bogay waxaana aad ooga helay qaab dhismeedka sheekada waxaana soo gaarsiin doonaa boggaan sheekooyin iyo gabayo jacayl ah oo ka imaaday qalbigayga mid kastena ay leedahay munaasabad ku aadan iyada waxaana rajaynaayaa inay noqon doo naan kuwo loo xiiso oo taariikhda galo waad mahadsan tihiin
  73. Akhriste - 2008-05-21 07:41:58
    maxamed bile yuusuf - bileyuusuf_7
    waa layaab
  74. Akhriste - 2008-05-07 06:41:44
    Abdirahmaan Moh'ed - eng-suldaan@hotmail.com
    Waxaan ah wiil soomaaliyeed jecel samaha inta ka shaqeysa intaa ka dib runtii waxaan aad u xiiseeyaa aqrinta bugaagta gaar ahaan kuwa jaceylka iyo taariikhiga ah waanad mahad santihiin dhamaantiin ok byeeeeeee
  75. Akhriste - 2008-04-22 04:52:40
    mohamad katun shire - mkatun@hotmail.com
    buugan is very attrecrtive coz dhalinta manta waxa ya xisayana acaylka jacaylaka wa wax ad umacan runtii may be any one qofkasta wuxu jecelyahya inu aqristo buug jacayl
  76. Akhriste - 2008-04-22 04:51:12
    mohamad katun shire - mkatun@hotmail.com
    buugan is very attrecrtive coz dhalinta manta waxa ya xisayana acaylka jacaylaka wa wax ad umacan runtii may be any one qofkasta wuxu jecelyahya inu aqristo buug jacayl
  77. Akhriste - 2008-04-22 01:39:53
    abdisalan ahmed - magan143@hotmail.com
    walaal aad iyo aad ayaad umahad san tihiin waayo markaan akhriyay waa icajabiyay iina soo jawaaba
  78. Akhriste - 2008-04-20 06:19:50
    mahamed husein - cijofc@hotmail.com
    -----waxaan aad ugu farax sanahay sida aad isugu xilsaarteen inaad bulshada soomaaliyeed waane idin kaga mahad celinaaya waxaana idinka rajeeynaaya inaad sii wadaan
  79. Akhriste - 2008-04-20 05:23:24
    muxyadiin - abishiik@hotmail.com
    asc walaal yaal wan idin salamy dhaman umada somaleiyed meel walba ay joga rutii waxan mahad gaar ah u diraya isku soo dibriyasha buuga runtii waa buug aad u fican thanks oll abishiik@hot
  80. Akhriste - 2008-04-16 07:29:43
    Cabdifitaax cali samatar - chishaam
    Magacaygu waa cabdifitaax waxaan joogaa Dalka somalia hadaan faalo ka bixiyo buugaagta jaceylka aadaan u jeclahay hadana waaka helaa aqristaankaba buugaagta jaceyla dhamaan intii la jecel yahay hana wax jecelba waa midka kaliya caawiya jaceylka hadana ogaan kara hadba qisoyinka jaceylka ddhamtiin waad mahadsan tihiin inta u istaagtay iney gubiyan fikradaha walaalha musliiimtaa all waad mahadsanihiin iga soo xariira chishaam@hotmail.com
  81. Akhriste - 2008-03-26 01:56:28
    c/salaan isma'il digeed - digeed@hotmail.com
    walaal waxa aan kuu soo dirayaa salaan haybad iyo hanaan hibo alle siiyay salaan dabadeed walaal waxa aan ahay inan soo maaliyeed oo si aad uwayn utix galiya dhamaan sheekooyinka jacaylka ee koryaala dunida aynu ku nool nahay markaa waliba waxa aan sigaar ah utix galiyaa ama aan uga helaa sheekadaada markaa walaalo waxa aan ku leeyahay ha ka hadhin inta aad ka daalayso mar walbana qiimee sida bulshadu ay kuugu soo tahniyadeenayso markaa walaal waxa aan kugu sagootinayaa Sidaas iyo Amaana alla
  82. Akhriste - 2008-03-26 00:09:11
    amran - juweyreyo@hotmail.com
    waan akhristey buuggan waan jacleystey waayo waa buugg ku taloogalinayo
  83. Akhriste - 2008-03-22 10:56:03
    Aydarus - hanad140@hotmail.com
    waa wax loo bahan yahay in wax laqoro waxna la aqriyo maxaa yelay qofka intas hadey samayso maku dhii ranayso in walalked xaqa ah dhel dhel ku disho ama cadow nimo u qado lakin dadkan ad u jedo ee xalasheystey dhiiga walalahod Somalied ama walalahod Islamka ah waxaa ugu wacan jahilnimo aqoon la,aan is naceyb ku salaysan qabyalad waxaa ka codsanaya qof kasto oo aqon leh inay ka celiso dadka ku xadgudba dadka kale loona qiro walalkada Somalied aqoonta ow leeyahay!!!!!!
  84. Akhriste - 2008-03-14 09:08:42
    Mahamed (wehan) - Weha1@hotmail.com
    Salam bacda salan aqyarey waxan ahay will somaliyad dagan south africa runti wan idinku mahad celinaya shekoyinkina waxana waxana idinka codsanaya in ad sheko dhamaystiran soqortan waxan idinka tagaya qayr
  85. Akhriste - 2008-02-08 01:50:39
    cabdi qani aadan - batis94@hotmail.com
    asalaama caleeykum iga hano ama iga gudoon salaan qiimo iyo qaayo badan salaan kadib iiga waran xaladaada caafimaad aniga waan caafimaad qabaa adna waxaan kuu rajeeynayaa midaa iyo mid kawanaagsan aniga waxaan ahay wiil somaliyed oo jecel in uu aqristo buu gaata sheekooyinka gaar ahaan kuwa taabanaayo mirtida iyo maah maahyada waxaan kaloo xiisaayaa sheekooyinka arimaha bulshada oo dhan wacaleeykuma salaan nabad galyo dhamaanteenba haduu alla yiraahdo insha alaah
  86. Akhriste - 2008-02-08 01:36:05
    cabdi qani aadan - batis94@hi5.com
    waan ku salamay salaan kabid aniga oo wiil somaliyed oo ku nool wadanka mareykanka waxaan aad iyo aas uga helay sheekeeyinkaaga wanaagsan waxaad tahay gabar aad iyo aad u wax tar badan marka waxaan kaa codsanaayaa in aad sheekooyinkaaga aad ku soo lifaaqdo wax yaabo daka wacyi galinaayo waad mahadsan tahay
  87. Akhriste - 2008-02-05 12:44:06
    muuse dhamuuke muuse - dhamuuke_40@hotmail.com
    marka hore waan idin salaamayaa salaanta islaamka asalaama calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu walaal waxaan ahay wiil soomaaliyee aad ayaan uga helay sheekadaan waadna noosii wadi doontaan ama midkale ayaad noo soo qori doontaan by: Mansa Musa good luck and good by
  88. Akhriste - 2008-02-05 12:40:36
    muuse dhamuuke muuse - dhamuuke_40@hotmail.com
    marka hore waan idin salaamayaa salaanta islaamka asalaama calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu walaal waxaan ahay wiil soomaaliyee aad ayaan uga helay sheekadaan waadna noosii wadi doontaan ama midkale ayaad noo soo qori doontaan by: Mansa Musa good luck and good by
  89. Akhriste - 2008-01-23 09:59:49
    alberti - boqorka_20@hotmail.com
    walaalayaal waan idin salmay anuu waxaan ahay wiil arday ah wax ka barta wadanka sudan caasimadiisa magalada khartoum walaalayaal markaa waxaan soo booqdaywabsate kan oo aad ila dhacay qaabka wanaagsan ee loo ga helaayo wax yaalo wanagsan oo afsomaligeena hooyo ah markaa waxaan idinka codsan lahaa in aad xiriir ila samaysaan marka hore oo marka xiga waxaan jeclaan lahaa in aad isoo dirtaan afsomaliga qaybta jacaylka oo fara badan maadaama aan ahaynin dhalinyaro ah oo waliaan cidna wax dumara xiriir la samayn laakiin iminka bilaabayaa kkkkkkkkkkk waana idin salmayaa walaalayaal ok bye
  90. Akhriste - 2008-01-20 03:03:28
    xasankujar - xasaqncismaan@hotmail.com
    ugu honayntii waxaan ahay wiil soomaa liyeed waxaan joogaa somalia qaasatan muqdisho waxaan rabaa oo aan idinkacodsanayaa inaad kusoodartaa sheekada adeegto waayo waa sheeko aad uxanuun badan ok byy
  91. Akhriste - 2008-01-07 00:01:41
    raage - raagec@hotmail.com
    Walaalo waxaan Wiil somaliyeed Ahna Qoraa waxaan Insha Allaaah idiinku soo kordhin doonaa Sheekooyin Jacayl ah oo xiisabadan dhacdooyin Xaqiiqona ah waa Mahad santihiin dhalinta xiisaysa sheekooyinka hadaa tihiin
  92. Akhriste - 2008-01-03 05:42:21
    mohamed A/shakur Hussein - maxamed14379@hotmail.com
    aniga oo ah wiil somaliyeed oo ku nool magaalomadaxda somaliland ee hargeisa ahna qoraa jecel inuu akhristo buugaagta jacaylka ah waxaan idinka cod sanayaa inaad ii soo gudbisaan wixii aad sheekooyin haysaan
  93. Akhriste - 2007-12-31 07:41:23
    falis maxamuud jaamac - ranii2007@hotmail.com
    walaa halakn waxaan ka salamaay dhamaan daad wyaanaha ku dhaqan magalo yinka walala waxaan leyaay
  94. Akhriste - 2007-12-23 02:21:21
    falis maxamuud jaamac - ranii2007@hotmail.com
    walaal anigu waxana donaya in shaqad wax layga galiyo walaal walaal warqdana walaal waxaad igu soo dirtaan imlkayga ma garaty walaal waan idin wada salamaya walaalo macaan
  95. Akhriste - 2007-12-23 02:18:30
    falis maxamuud jaamac - ranii2007@hotmail.com
    walaal anigu waxana donaya in shaqad wax layga galiyo walaal walaal warqdana walaal waxaad igu soo dirtaan imlkayga ma garaty walaal waan idin wada salamaya walaalo macaan
  96. Akhriste - 2007-12-21 10:35:06
    suldaan - qarniman142@hotmail.com
    waxaan aad ugu faraxsanay site-kan inaan ka akhristo sheekooyin farabadan oo aad iixiisogaliyey kuwaasoo isugu jira dhamaan dhacdooyinka kaladuwan ee wax laga qoro waxaana aad ugu faraxsanahay inay kuqornaadaan afkayga hooyo waxaan codsanlahaa inaad iisoodirtaan sheekada shandaraleey oo dhamaystiran waad mahad santihiin salaan diiran
  97. Akhriste - 2007-11-01 12:14:45
    hassan - ca_dable@hotmail.com
    haaa wala horat waa fican yahyee bal ila soo socad sii ku cusb thankz
  98. Akhriste - 2007-10-24 10:33:55
    mohamed nour - kuluu22@hotmail.com
    dhamaan tii iga gudooma salaan qali ah runtii waa buug cajiib ah si aad ah baan ugu haley qisaden dhacadey oo dhabta ah waxaan u mahad calinayaa dadkii qorey bugaan oo wax tigooda ku lumiyey thanks thanks
  99. Akhriste - 2007-10-22 05:44:24
    sihan - sihan8@hotmail.com
    walalayaal anigu waxan ahay gabar ku nool carigaa iyo nairobi waxan had iyo jeer jeclahay aqriska buugagta sheekooyinka waxan xiiseeyaa aqriskooda
  100. Akhriste - 2007-09-23 10:55:25
    ifrah ahmed - osmanifr@hotmail.com
    waxan jeclahay sheekoyinki hore ee xisaha laha marka waxan odhan laha dadka somaliyed qora qisoyinki hore wasalamu calaykum
  101. Akhriste - 2007-09-08 03:14:17
    falis - ranii2007@hotmail.com
    walaal waan idin salamynaa salaan ka timin kasha iyo labta walaal waan wada cafimaad qabna walaal macaan isinku iska waramana walaal dee ciwankayguna wakaas ana idin soo qornay walaal dee noga so jawaaba waxaad no haysana noogu soo dira imelkaas halakas ku qoran walaal guud byyyyyyyyyyyyyyyy okkkkkkkkkk
  102. Akhriste - 2007-09-08 03:14:17
    falis - ranii2007@hotmail.com
    walaal waan idin salamynaa salaan ka timin kasha iyo labta walaal waan wada cafimaad qabna walaal macaan isinku iska waramana walaal dee ciwankayguna wakaas ana idin soo qornay walaal dee noga so jawaaba waxaad no haysana noogu soo dira imelkaas halakas ku qoran walaal guud byyyyyyyyyyyyyyyy okkkkkkkkkk
  103. Akhriste - 2007-09-08 03:14:17
    falis - ranii2007@hotmail.com
    walaal waan idin salamynaa salaan ka timin kasha iyo labta walaal waan wada cafimaad qabna walaal macaan isinku iska waramana walaal dee ciwankayguna wakaas ana idin soo qornay walaal dee noga so jawaaba waxaad no haysana noogu soo dira imelkaas halakas ku qoran walaal guud byyyyyyyyyyyyyyyy okkkkkkkkkk
  104. Akhriste - 2007-09-08 03:14:17
    falis - ranii2007@hotmail.com
    walaal waan idin salamynaa salaan ka timin kasha iyo labta walaal waan wada cafimaad qabna walaal macaan isinku iska waramana walaal dee ciwankayguna wakaas ana idin soo qornay walaal dee noga so jawaaba waxaad no haysana noogu soo dira imelkaas halakas ku qoran walaal guud byyyyyyyyyyyyyyyy okkkkkkkkkk
  105. Akhriste - 2007-08-30 02:48:40
    zamia ali mahamed - mabsuud_m@hotmail.com
    waxaan ahay gabadh soomaliyeed oo ku nool wadanka australia waxaan xiiseeyaa sheekooyinka ku qoran afkeena hooyo waxaan jecelahay wakhtiga aan freega ahay inan akhristo waliba waxaan idinka codsanayaa sheekdada la yidhaahdo (ayaandaran) inaad soo qortaan please hadaad hayaan iyada oo dhamaystiran ok bye dhamaan dhaliyarada reer somaliland
  106. Akhriste - 2007-08-22 06:48:56
    maxamed - maxahed040@hotmail.com
    hi waxan jacalahay wil somali waxan juga kampal
  107. Akhriste - 2007-07-07 05:54:10
    xiis - xiishyare_6@hotmail.com
    waxa aan u arkaa dhiirigalinta Buuga Afsoomaaliga ku aad iiqan ciyay waana arin fiican jadaan mar helayno buugaagta Afka soomaaliga barta laga helayo ama macaanidiisa oo laga helayo internet-ka waa hurmar raga arinkaa ka taliyayna waxa ay qaadeen tilaabo muhiim ah hadana waa aan idin ku dhiiri galinayaaa waxa aad iga caawisaan web-ka laga helayo
  108. Akhriste - 2007-05-15 06:51:36
    yuusufdeeq - yuusufdeeq@hotmail.com
    waxan ahay wiil ku nool Wadanka Austria waxan Aad u xiiseeya Buugagta sheekoyinka waxan jeclaan lahaa inaad Boga ku soo daabacdan buugag xiiso leh byyy
  109. Akhriste - 2007-02-21 14:05:02
    abdisalan - abdisalan_12@hotmail.com
    anigo ah nin wiil dhalinyara ah waxaan mar walba jeclahay in aan akhristo buugaata jacaylka in
  110. Akhriste - 2007-02-21 14:02:50
    abdisalan - abdisalan_12@hotmail.com
    anigo ah nin wiil dhalinyara ah waxaan mar walba jeclahay in aan akhristo buugaata jacaylka in
  111. Akhriste - 2007-02-21 09:46:54
    niicma - niciima2007@yahoo.com
    walaal anigu waxaan ahay gabadh soomaliyeed oo aad u xiisaysa sheekooyinka soomaalida hadaba waxaan idinka codsanayaa inaad dhamaystirtaan bogan imika
  112. Akhriste - 2007-01-30 13:03:44
    zaami - cqxargo@hotmail.com
    walaalayaal runtii waxaan ahay wiilsomaliyeed oo aad uxiiseeya buugaagta noocanoo kale ah waxaana idinka codsanayaa inaad noo dhamaystirtaan page ka
  113. Akhriste - 2006-10-01 09:28:06
    Y.D.A - shahira58@hotmail.com
    waxaan jeclaan lahaa inaad iga caawisaan sidaan u helilaah buugga HAL KA HALEEL ALLAA mahadleh idina waa mahadsantihiin
  114. Akhriste - 2006-08-31 16:48:47
    abdirizak - kubo187@mail.com
    waxaan aheyè nin dhalin yara ah ooku noowadan ka beljim ka waxaan jec lahey ama aan xiiseeyaa sheekooyin ka soomaaliga ah ama buugaag ta sidan oo kale ah waxaan ubaah nahey inaan helo isla mar kaana laiga caawi yo sidii aan ku heli la ahaa
  115. Akhriste - 2006-08-23 13:54:39
    farah - shirexiis@hotmail.com
    walaalo sheekooyinka dhamaystira waa page aad u fiican pagekani
  116. Qoraaga - 2006-07-29 18:49:22
    hani - .
    ANAA QORAY
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 148 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com