header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more



RSOL e-books and Software




  Dirkii Ina Sanwayne iyo Murankii Miisaanka Maansada  Popular
Description: Waa buug elegtroonig yare uu qoraagu kusoo ururiyey qoraalladii laga qorey arrinka Miisaanka Maansada iyo farriimihii la is waydaarsaday. Waxa bilaash loogala degi karaa halkan hoose. Qoraagu waxa uu ka bixiyey fikirka uu ka qabo arrinka iyo sida uu u arkaayay intii dooddu socotay isaga oo raaciyey tixraac qoraal kasta halka uu ku soo baxay iyo sababta uu u yimi.
Version: 1.0 Filesize: 5.17 MB
Added on: 03-Oct-2011 Downloads: 6284
HomePage | Rate Resource | Report Broken Link | Details

  Magac & Muuqaal: Mayricidda Hab-dhigaalka Magac Soomaaliga!  Popular
Description:

Magac waa eray ama tix, qof ama wax kale astaan looga dhigo oo loogu yeero; waa war wanaagsan oo qof ama ummad guud u meel mara; waa wax qof, ummad, dal ama dadyow ay caan ku yihiin oo lagu asteeyo. Magacu waa summad; waa baadisooc; waa astaan wax kala hagta oo muujisa sida dad, dalal, dhulal & ashyaa’i u kala soocan yihiin una kala gaar yihiin, wax waliba oo abuurani adduun & aakhiraba waxay leeyihiin magac u khaas ah oo looga garto waxyaalaha kale.
Version: 1.0 Filesize: 58.52 Kb
Added on: 24-Mar-2006 Downloads: 8026
HomePage | Rate Resource | Report Broken Link | Details

  Taabbudnimada Ereyga Magac iyo Adeegsigiisa  Popular
Description:

Magac waa erey af Soomaaliya, waana erey gaaban oo ka kooban 5 dhawaaq (3 shibbane iyo 2 shaqal). Laga gaaban, lagana dheer. Hayeeshee, lagama taabbudsana lagamana adeegsi badna. Qoraalkan kooban oon filayo inuu innoo bidhaamindoono taabbudnimada ereygaa waxan marka hore ku eegi ujeeddooyinkiisa iyo siyaabaha loo adeegsado. Waxan raacin, oon tilmaan yar ka bixin, sida, kolka ereyga horgale, ama dibgale, ama erey kalaba loogu kordhiyo, ama isagaba dhexroore looga dhigo, ay ujeeddooyinkiisu isu beddelaan. Waxan iyana sheegi meelaha ereygan iyo ujeeddadiisu ku soo arooreen sida maahmaahaha, maansada iyo Diinta Islaamka. Ugu dambaynta waxan soo bandhigi yaabkii Cilmibaadhistii u dabeysey lagu ogaaday iyo kaalinta ay magacyadu kaga jiraan barashada afafka yar iyo weynba.
Version: 1.0 Filesize: 626.92 Kb
Added on: 19-Mar-2006 Downloads: 6869
HomePage | Rate Resource | Report Broken Link | Details

Halkan ka eeg buugaagtii hore oo u habaysan koox koox

Social Community
Join us today

There are currently, 155 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com