|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
Maxamed-kayse wuxu ku dhashay abbaaro 1965 tuulada
Dabagorayaale oo dhinaca koonfureed kaga beegan Hargeysa.
Tacliinta hoose-dhexe wuxu ku qaatay magaalada Burco,
tacliinta sarena Xamar. Maxamed 1986kii wuxu ka mid ahaa
arday tiro badnayd oo dugsiyada sare ka soo baxday oo imtixaan
u gashay waxbarasho ay iska kaashadeen Akadeemiyaddii
Cilmiga Iyo Fanka Soomaaliyeed iyo Jaamacad Talyaani ah.
Wuxuu qoray
dhawr buug sida buugga Jidka Nabadda, buuggan Caado Iyo
Carruur iyo dhawr buug oo kale oo aan weli dadweynaha hor iman
sida buugga Rubuc Qarni, Xil Iyo Xaawaley iyo qaar kale oo uu
weli gacanta ku hayo.
Maxamed-kayse wuxuu hadda degan yahay oo uu wax ka bartaa
dalka Holland. | Buugta qoraaga | |
Caado iyo Carruur Qoraaga ayaa daabacay, 2006 The Hugue | | Jidka Nabadda Qoraaga ayaa daabacay, 2006 The Hugue | |
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 409 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|