header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


redsea-online.com: Traditional Games

Search on This Topic:   
[ Go to Home | Select a New Topic ]

Shax: more than a game
Jama Musse Jama

It is the 22nd of August 2013, we are at the inaugural Shax competition, as part of the 6th Hargeysa International Book Fair (HIBF). This competition, the first of its kind to many among the crowd, was greeted with much anticipation and enthusiasm. HIBF started dedicating half day for the last three years to promote the revival of Somali traditional games, including Shax and Layli Goobalay; but this year’s was different from the previous ones in that the competition was more tense and the championship harder to win. People gathered in crowds outside the hall, either hoping to compete or otherwise, with a little jostling or even a view from a nearby tree, to get close to the action. On the same day, separate rounds were arranged, with games played at a high tempo.


Waxa qorey Axmed Riiraash, (Bahda Murtimaal)

[Murtimaal] Shax waa ciyaar dhaqameed Soomaali ah oo loo beddelay hab Kombiyuuter oo lagu isticmaali karo Kombiyuuterkaaga guriga ama ka meheraddaada kuu yaalla. Waxa sameeyey Jaamac Muuse Jaamac oo dib usoo nooleeyey ciyaar dhaqameedkan, islamarkaana sida casriga ah "Computer Game" u baddalay, waxaynu u bixinnay markaas Shax 4 winows, waxana uu ku shaqaynayaa Microsoft Windows Exp ama Vista. Haddaba waxaan nasiib u yeeshay in aan tijaabiyo barmaamijkan oo shalay oo kaliya loo qaybiyey adduunka.

Waxa ku wada ciyaari kara laba qof ama qof iyo kombiyuuter, waxa uu leeyahay sidii ciyaaraha games-ka oo kale hadba heerka aad doorato. Heerarkaasi waxay kala yihiin "badow (dummy)", "barbarad (beginner)", "xariif (novice)" iyo "shax-yaqaan (expert)". Dhawaan baadhitaan la sameeyey sida looga ciyaaro shaxda magaalada Hargeysa, waxa lagu ogaaday in ay magacyo gaar ah u adeegsadaan dadka ciyaaraa heerarkan, kuwaas oo ay ka mid yihiin Ayaxle, Baqlooley, Fardoolay iyo Kormeere. Haddaba noocan kowaad ee shax (ver 1.0) waxa ku jira oo kaliya heerarka aqooneed ee "badow" iyo "barbarad", amase si kale haddaynu u nidhaahnno Ayaxle iyo Baqlooley. Intaasna waxaad ka arki kartaa oo aad ka dooran kartaa marka aad tagto "About shax game" oo macneheedu yahay, warbixin ku saabsan shaxda.


Waxa qorey Jaamac Muuse Jaamac

Waxa turjumay Mustafe Aadan Nuur iyo Khaalid Jaamac Qodax.

Qoraalkan waxa laga soo dheegay buug-yare dhawaan soo bixi doona oo ay wada turjumeen Mustafe Aadan Nuur iyo Khaalid Jaamac Qodax oo labaduba ka tirsan Naadiga Akhristeyaasha Hargeysa (HRC).

Hordhac
Shax4Win waa barmaamij ku shaqeeya Windows XP/NT/Vista oo kombiyuuterkaagu kugula ciyaari karo Shaxda. Waxa ku wada ciyaari kara laba qof, amase qof iyo kombiyuuter. Heerka aqoonta kombiyuuyterka, amase fikirka uu ku garan karo guuritaanka ku habboon marka ay ciyaartu gacantiisa ku jirto, waxa ay ku xidhan yihiin hadba derejada aad doorato. Derejooyinkaasi waxay kala yihiin "Ayaxley (dummy)", “Baqlooley (beginner)", "Fardooley (novice)" iyo "Kormeere (expert)". Nooca kowaad ee shax (ver 1.0) ee maanta aynu halkan kasii daynayno, waxa ku jira oo kaliya heerarka aqooneed ee "Ayaxley" iyo "Baqlooley". Nooca Ver 1.1 oo soo bixi doona dhawaan, haddii Alle idmo, waxa la socon doona isna heerka "Fardooley", timaaddada dhowna waxa soo bixi doona “Kormeere”. Ereybixinta derajada waxa lagu saleeyey sida Hargeysa looga yaqaanno, sida ku cad xogwaraysiga ay soo ururiyeen xubnaha WikiShax Project (eeg tixraaca).


Waxaa loo aqoonsaday in la siiyo abaal marin gaar ah Jaamac Muuse Jaamac oo dugsiga dhallaanka ee "Rosa Agazzi", Pisa, ka hirgeliyey kulanno ay carruurtu ku baran karto xisaabta sahlan iyagoo ciyaaraya ciyaar-dhaqameedka Afrika ee dhulka Soomaalidu dagto looga yaqaanno Leelogoobalay, ama Layli Goobalay amase Riya ka dhalis.

Aqoonsiga Personalità Ludica dell'Anno (PLdA) oo la siiyo dadka sannadkii tagay kaalmo fiican ka gaysta fidinta iyo horumarinta cayaaraha loo adeegsado waxbarashada iyo kobcinta maskaxda dhallaanka, ayaa sannadkii hore waxaa ku guulaystay xisaab yahan Ennio Peres oo loo aqoonsaday inuu ikhtiraacay ciyaaro maskaxda carbin wanaagsan ku sameeya. Sannadkan waxaa isna ku guulaystay Mauro Gaffo oo ah Isuduwaha Wargeyska Focus Brain Trainer.



Jama Musse Jama
Layli Robot: Mishiin automatic ah oo ciyaara Layli Goobalay
Taxane dhaxalreeb ah. Qaybta 1aad: Bandhig
Jama Musse Jama, Pisa Italy

Layli Goobalay Waa ciyaar dhaqameed kasoo jeedda bahda ciyaaraha ah ee la isku yidhaahdo Manqala. Manqala waa eray carabi ah oo macnihiisu yahay tirin. Reer galbeedku waxa kale oo ay u yaqaaniin bahdan ciyaaraha ah “Count & Capture Games”, amase “Ciyaaraha tiri oo tudhsii”. Marmarka qaarkoodna waxaa lagu naanaysaa “African National Game”, Ciyaar Qarameedka Afrika, magacan oo ay ku mutasatay ku baahsanaanta ay ku baahsantahay bulshada Africa oodhan iyo dadka asalkoodu kasoo jeedo Afrika.

Ciyaaraha noocan ah waxay leeyihiin kumanyaal magac oo looga yaqaano meelaha kala duwan ee laga ciyaaro. Inta badan waxay ku kala duwan yihiin inyar xeerarka guuritaanka iyo kalabadinta. Layli Goobalay waa magaca looga yaqaano Somaliland, inkastoo meelaha ay somalidu dagto looga yaqaano magacyo kale sida Riyo kadhalis, jar iyo kuwa kale.

Sida loo ciyaaro Layli Goobalay iyo xeerka haga kala badinta kuma sharxi doono maqaalkan. Waxaad ka eegi kartaa http://www.redsea-online.com/games/layli, halkaasoo aad kasoo qaadan karto xataa barmaamij (software) bilaash ah oo aad ku ciyaari karto Layli. Waxaynu kusoo bandhigi doonaa qormadan hordhaca dhismaha Robot (mishiin automatic ah) oo kula ciyaari kara Layli Goobalay.


Layli 1.0. Computer program to play a Somaliland Traditional Game
Author: redsea-online editor
Contact: staff@redsea-online.com

Layli 1.0 for windows is a user-friendly software to play Layli Goobalay, a Somaliland traditional board game. Layli software is written by Jama Musse Jama (http://www.dm.unipi.it/~jama), and includes a multiplatform library, a server component to play the Layli game over the internet and a standalone program to play the Layli game against the computer. All this components are free software, available under free source GNU Public license. Layli 1.0, a newly released version for Windows 95/98/2000, is multi-language program and is very easily configurable for English, Italian and Somali languages. The idea behind creating this software, according to the author, is to promote the Somaliland culture in the written word in the new era of Information Technology.


Layli 1.0 for windows is user-friendly software to play Layli Goobalay, a Somaliland traditional board game. Layli 1.0, a newly released version for Windows 95/98/2000, is multi-language program and is very easily configurable for English, Italian and Somali languages. The idea behind creating this software, according to the author, is to promote the Somaliland culture in the written word in the new era of Information Technology.


Social Community
Join us today

There are currently, 189 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com