|
12/11/2008: Submitted for publication via web "Alliwa": Wargeys 50 Guuradiisii Ay Maanta Tahay - Saddexaad
by Axmed Yuusuf Ducaale Alliwa, iyadoo ahayd wargeys Todobaadla ah, wey adkeed in ay noqoto wargeys wararku aad uga muuqdaan, amba ayka badnaadaan, waxa kale ee ku soo baxaya wargeyska. Hore ayeynu u soo sheegnay in wargeysku ahaa qeybo joogta ah oo dhawr ah uguna soo bixi jirrey si isdaba jooga, sida qaybtii ardayga, haweenka, dhalinyarada iwm.
Wararka kuwa ugu culus dalka dibada iyo gudaha ayuu wargeysku u faafinjirrey. Wacyi gelin siyaasi ah iyo tu istimaaci ah ayaa astaan u ahayd. Waxaa la wadaagi jirrey sawirkaa, wacyi gelinta siyaasiga ah iyo ijtimaaciga ah, wargeysyo ka daba yimi oo iyaguna madax banaanaa oo aan gadaal ka xusidoono.
Taxane maqaalada ahaa oo aan imika xasuusto, mudana ku soo baxaayay alliwaa oo si isdaba jooga ugu soo baxayey waxaa lahaa oo qori jirey, Maxamed Yuusuf Ismaaciil; kaasoo magaalada Herar u dhashay markaana Qaahira degenaa oo halkaa wax ka baranaayey. Maqaaladaa wuxuu cinwaankoodu ahaa “Harar Caruus-ul-Bun”, waxaanu ku saxooxijire Biqalam Hereri Xur. Wuxuu si gaar ah maqaaladaa kaga warami jirey, taariikhda guunka ah ee magaalada Herar, ahaantey ahaan jirtay magaalo madax banaan oo xukunta dhulbadan oo ku wareegsan, iftiimkii nuurkey islaamka ey faafineysay iyo sidey ciidamadii Malik u qeybsameen, dagaal adag oo dhexmare labada dhinac dabadii.
Si gaar ah ayuu wargeysku udaneyn jiray dhibaataduu xukunkii Xayle Salaase ku hayey, dadka Soomaaliyeed ee ay maqaadiirtu u dhiibtey xukunkooda. Mabnuuc ayey ka ahayd Alliwa Ethopia gudaheeda, qofkii lagu qabtana diblooma arki jirin. Kii heesay wuxuu yiri, “Ha Luuf Luufoo Ha Lee Lee/Alliwa fraqa ma ugu laabaa?”
Waxaa xiiso leh in wargeyska Todobaad kastaba heli jirrey xafiiska boqor Xayla Salaase, isagoo qadimay lacagtii sanadka tirsi kasta loogu diri lahaa. Waxaa iyana xiisa leh in waaliga Jabuuti (Badhasaabka) Xafiiskiisu Todobaadkasta heli jirrey tirsiga soo baxa ee wargeyska isagoo lacagta sii bixiyey. Maktabado caalami ah ayaa iyaguna mushtarig la ahaa Alliwa. Inkastoo wax iska badeleen Geeska Africa waxaa laga yaabaa hadii raadraac lagusameeyo, in tirsiyadii Alliwa lagu sameeyo Jabuuti. Tirsigii kasoo baxa Alliwa, xabad baan fayl gelin jirrey kayd ahaan. Ayaandarro buugageygii iyo kutubteydii, Madfac ku habsadey, Guriggii ay yaaleen Hargeysa, ayaan wax ka bixin. Haddii laga tegi waayo, waxaa ka baxay “Fii Beytinaa Rajul “, sheeko dheer oo uu qorey Ixsaam Cabdi-ul-Quduus uu hadyad iisiiyey Shahiid Abdilqaadir Xaaji Maxamed Siraad Alla ha u naxariistee.Waxa kaloo kanabadgaley Book magaciisu ahaa “Ejyptiology”.
Wargeysku wuxuu ahaa mid buugagiisu u furan yihiin dadka waxqorra, halkaas oo loolano qoraal ahi aydhexmari jireen qoraaga kala duwan, iyadooy xaaraan ka ahayd in weeraro qofeysan la isku qaado. Waxaan xasuustaa tix carabiya oo uu tiriyey Cumar Mohamed Abdirahmaan (Cumer Dheere ) Alla ha u naxariistee oo uu cinwaankeedu ahaa “anaa -Lee Damiir” (Damiir ayaan leeyahy ) oo ahayd weerar siyaasi ah. Waxaan ugu jawaabay Tix ciiwaankeedu yah. “Li Man-i-Damiir? (Kee baa damiir leh) Kumaan saxeexin magacayga Shaacir. Waayo Cabsi igama ahayn ee ixtiraam ayey iga ahayd. Xisad kaliya 45 minutes ayuu fasalka 6-aad markaanu ahay nasiiyey, macalinkii Sudaaniga ahaa ee Carabiga noo dhigi jirrey oo maqnaaday. Macalimiintii wax i bartay ayaan ku dareyy xiisadaa qudha ee uu nasiiyey. “Man calamanii Xarfan Sirtu Lahuu Cabtan ‘Kii xaraf qudha i bara adoon baan u ahaa.
|
1. |
15/05/2012 | Gathering to commemorate Dr. Abdishakur Shiekh Ali Jowhar - Commemoration committee |
2. |
11/05/2012 | Press Release from Camden Creative: Are you Somali of any age and background, and are moving permane - Camden Creative |
3. |
20/09/2009 | SWF - Events: Saturday, 31 October - Festival Books presents |
4. |
20/09/2009 | SWF - Events: Friday, 30th October - Comedy Night with Boon Xirsi, Prince Abdi, Abdi Bahdoon &other |
5. |
20/09/2009 | SWF - Events: Thursday, 29th October - Film night and Djibouti artist evening |
6. |
20/09/2009 | SWF - Events: Wednesday, 28th October 2009 - One act the play ‘Baqayo Roged’ |
7. |
20/09/2009 | SWF - Events: Tuesday, 27 October 2009 - BME involvement in public bodies |
8. |
20/09/2009 | SWF - Events: Monday 26 October 2009 - Young People and citizenship |
9. |
20/09/2009 | SWF - Events: Sunday, 25th October 2009 - Family Day: Storytelling day for children and their parent |
10. |
20/09/2009 | SWF - Events: Saturday, 24th October 2009 - A day of pure poetry |
11. |
20/09/2009 | SWF - Events: Friday, 23rd October 2009 - Launching of the Festival |
12. |
03/08/2009 | Opinion on: Book review - Whose world is it any Way? By Shamis Hussein - Omer Aden E-mail : omerliban@gmail.com |
13. |
23/07/2009 | Mooge/HIBF - Maalinta Lixaad - Isniin 27 Julaay 2009 |
14. |
23/07/2009 | Mooge/HIBF - Maalinta shanaad - Axad 26 Julaay 2009 |
15. |
23/07/2009 | Mooge/HIBF - Maalinta afraad - Sabti 25 Julaay 2009 |
16. |
23/07/2009 | Mooge/HIBF - Maalinta saddexaad - Jimce 24 Julaay 2009 |
17. |
19/07/2009 | Mooge/HIBF - Maalinta Labaad - Khamiis 23 Julaay 2009 |
18. |
19/07/2009 | Mooge/HIBF - Maalinta Kowaad - Arbaca 22 Julaay 2009 |
19. |
21/02/2009 | Xog-waranka Abwaan Cabdilaahi Cawed Cige - Mustafe Sh. Cumar |
20. |
11/11/2008 | "Alliwa": Wargeys 50 Guuradiisii Ay Maanta Tahay - Labaad - Axmed Yuusuf Ducaale |
21. |
10/11/2008 | "Alliwa": Wargeys 50 Guuradiisii Ay Maanta Tahay - Kowaad - Axmed Yuusuf Ducaale |
22. |
30/05/2008 | Boqorka shaqsiyaddu waa kuma? Qaybtii 1aad - Farduus Siciid Dirir |
23. |
16/05/2008 | HALABUUR, Journal of Somali Literature and Culture - hal-abuur |
24. |
22/02/2008 | Dhagaxtuurkii 1982-kii ee dugsiga sare ee Timacade(qalax) ee Gabiiley, qaybtii 2-aad - Cali Cumar Xasan |
25. |
22/02/2008 | Dhagaxtuurkii 1982 iyo dugsiga sare ee Tima-cade ama Qalax (Gabiley) - Cali Cumar Xasan |
26. |
22/02/2008 | LIX IYO LABAATAN GUURADII DHAGAXTUURKA. QAYBTII AFRAAD. - By Alpha |
27. |
20/02/2008 | QAYBTII SADEXAAD EE LIX IYO LABAATAN GUURADII DHAGAXTUURKA - By Alpha |
28. |
18/02/2008 | LIX IYO LABAATAN GUURADII DHAGAX TUURKA, Qaybtii labaad - By Alpha |
29. |
17/02/2008 | Qaybtii Koowaad 20-Febaury 1982. Lix iyo Labaatan guuradii Dhagax Tuur - By Alpha |
30. |
11/02/2008 | Barmaamij ku saabsan dadka xiskoodu dhiman yahay - Maxamed-Keyse |
31. |
28/01/2008 | Qudbigii Suugaanta – Gabay - Bashiir Good |
32. |
25/11/2007 | Hal-Abuur magazine relaunched - redsea |
33. |
11/11/2007 | Gorfaynta Buugga “People on the Move” ee uu qoray Dayib Cabdi Askar. - Prof. Jaamac Aadan Cali |
34. |
11/11/2007 | A critical review on “People on the Move” - By Prof. Jama Adan Ali |
35. |
29/06/2007 | Buugga KARAAN: Xadhka-jiid ma gayo maamul Qaybta 2aad - Maxamed Yuusuf (Keyse) |
36. |
26/06/2007 | Shirsannadeedkii Ururka Qoraaga Somaliland oo ka dhacay Stockholm 16/06/2007 - qoraaga.com |
37. |
26/06/2007 | Buugga KARAAN Iyo Maansada Kasmo - Maxamed Yuusuf (Keyse) |
38. |
23/10/2006 | Tixda Cabdilaahi Suldaan Timacadde & Ereyga “Soomaali” - Yasin Jaamac Nuux (Suldaan) |
39. |
13/08/2006 | Baroordiiq (Tacsi) Abwaan Axmed Ismaaciil "Qaasin' - aftahan.org |
40. |
12/08/2006 | Tacsi - Ururka Qoraaga Somaliland |
41. |
02/08/2006 | Taariikh ku saabsan magaalooyinka Saylac, Berbera iyo Sheekh - Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey" |
42. |
26/07/2006 | Wargelin Muhiim ah: Xafladda Gardaadinta “Guri Waa Haween” ee Magaalooyinka Bristol iyo Cardiff - Maxamed Baashe Xasan |
43. |
17/07/2006 | Book Signing Ceremony - Gobaad Communications & Press |
44. |
01/07/2006 | Milicsiga maansooyinkii Abwaan "Qaasim" (Dad musbaar dhegaha kaga jiraan, maqal ka tuugaaye. 1964 Q. - Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey" |
45. |
01/07/2006 | Jebintii Jeelka Madheera Qaybtii 4-aad: Qorahu Wuxuu Soo Saari Doona Buug Ku Dhamaystiran Dhacdadani - Abdirisaq sheekh Ibraahim Kooshin (alpha) — Bristol, Uk |
46. |
30/06/2006 | Milicsiga maansooyinkii dhaxalgalka ahaa ee Abwaan "Qaasim" (Sidii baa ducaaloow biyaha loo dawariya - Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey" |
47. |
10/06/2006 | Jabintii Jeelka Madheera Qaybtii 3-aad: Afduubkii Diyaaraddii Somali Airline Ee Afar Iyo Labaatankii - Abdirisaq sheekh Ibraahim Kooshin (Alpha) |
48. |
08/06/2006 | 05-JUNE-1988 - JABINTII JEELKA MADHEERRA - Qaybtii 2aad - Abdirisaq Sheekh Ibraahim Kooshin |
49. |
5/6/2006 | 05-JUNE-1988 - JABINTII JEELKA MADHEERRA - Abdirisaq Sheekh Ibraahim Kooshin |
50. |
26/03/2006 | OGEYSIIS:TODOBAADKA SOMALILAND EE YURUB - SSE |
51. |
23/03/2006 | Labada Aqal Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Wadajir U Qaabiley Qoraa Weyn Oo Kenyaan Ah - somaliland.org |
52. |
20/03/2006 | NETWORK OF DEVELOPMENT RESEARCHERS: HALF-DAY SEMINAR - SSE |
53. |
14/03/2006 | School book with images of Prophet Muhammad banned in Somaliland - BBC Monitoring |
54. |
27/02/2006 | GURI BA’AY - Maxamed Baashe X. Xasan |
55. |
20/02/2006 | Milicso Maalmihii Ina Soo Maray – 20-ka February - Aamina Maxamuud Diiriye, Hargeysa, Somaliland |
56. |
19/02/2006 | GPS: Burco Iyo Horumarku Maxay Ku Colloobeen? - Cabdillaahi Cawed Cige |
57. |
18/02/2006 | XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Ibraahin Sheekh Saleebaan – 1944kii (qaybtii 6aad) - Boobe Yuusuf Ducaale |
58. |
09/02/2006 | XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Ibraahin Sheekh Saleebaan (1944kii – 2006da) Q. 4aad - Boobe Yuusuf Ducaale |
59. |
08/02/2006 | Safar Salaama iyo Xaflad Sagooti ah oo loo Samaynayo Abwaanka Gaarriye - aftahan.com |
60. |
08/02/2006 | XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Ibraahin Sheekh Saleebaan 1944kii – 2006da (Q. 3aad) - Boobe Yuusuf Ducaale |
61. |
06/02/2006 | XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Ibraahin Sheekh Saleebaan (Qormada 2aad) - Boobe Yuusuf Ducaale |
62. |
04/02/2006 | GEERIDII GADHLAY SHEEGAYAAN GACAL HA WAAYAANE - Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey" |
63. |
04/02/2006 | XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Marxuun Ibraahin Gadhle - Boobe Yuusuf Ducaale |
64. |
01/02/2006 | Ibraahim Gadhle: Hal Abuur Iyo Gabayaa ka Galbaday Suugaanta Soomaalida - haatuf.net |
65. |
31/01/2006 | Tacsi Geeridii Abwaan Ibraahin Aw Saleebaan (Gadhle) - RSOL |
66. |
30/01/2006 | Sannad wanaagsan - 1427 - RSOL |
67. |
20/01/2006 | Habka Dhismaha Maansada Soomaaliyeed - Cabdi Miigane Guuleed & Maxamed Cabdillaahi Riiraash (somalistartpage.com) |
68. |
25/01/2006 | Wareysi Dr. Georgi Kapchits - wardheernews.com (Copyright WDN 2006) |
69. |
18/01/2006 | Somaliland Societies in Europe: War saxaafadeed - SSE |
70. |
31/10/2005 | Nin Gumoobay - Ibraahin Yuusuf Axmed |
71. |
31/10/2005 | Dhagartii Oogle (Sheeko) - Ibraahim Yuusuf Axmed |
72. |
11/10/2005 | Somali poetry event: The great Somali poet Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaarriye' in UK - redsea |
73. |
10/09/2005 | MADHXINTA AFSOOMAALIGA - Maxamed Bashe X. Xasan |
74. |
07/09/2005 | From Mechanic to Civic Leader: One man's active leadership brings better energy options to an entire - (from awdalnews.com) |
75. |
03/09/2005 | Kuma ayuu ahaa Cabdilaahi Suldaan Maxamed "Timacade" - Abdifatah O. Abdi |
76. |
28/08/2005 | AIDS And Circumcision - Rhoda A. Rageh |
77. |
28/08/2005 | Duumo iyo Duullaan - Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd” |
78. |
28/08/2005 | Dhibaatooyinka ku xeeran qoraalka afsoomaaliga iyo hirgelintiisa - Maxamed Bashe X. Xasan |
79. |
14/05/2005 | "LADH" waa buug murugo, xiise, xasuus iyo xanuun intaba kugu beeraya - RSOL - Editor |
80. |
28/02/2005 | "Dhagaxtuur Ma Been Baa?" - Boobe Yuusuf Ducaale |
81. |
18/02/2005 | Yusuf Haji Aden Was a Great Educationist - SSE Chairman |
82. |
18/02/2005 | Tacsi Ururka Somaliland Forum - Guddiga Dhexe Somaliland Forum |
83. |
15/02/2005 | Obituary: Yusuf Haji Aden was a great man - Mohamud Tani |
84. |
17/02/2005 | Aas Heer Qaran Ah Oo Loo Sameeyey Abwan Yusuf Xaji Aadan |
85. |
03/01/2005 | Ujeedo Xog Ururuuin Ka Timid Ururka Qoraaga Somaliland - SWA |
86. |
06/03/2004 | Students Uprising Of Feb 20th Observed By SONYO - the Somaliland Times, ISSUE 109, Feb 21, 2004 |
87. |
04/03/2004 | Warsaxaafadeed "Ururka Qoraaga Somaliland" - UQS, Sweden |
88. |
28/02/2004 | 20-ka February oo markii ugu horeysay laga xusay magaalada London - London (Jam) - from www.jamhuuriya.info |
89. |
27/02/2004 | 20-Ka February Oo Loo Aqoonsaday Maalinta Dhallinyarada Somaliland - Haatuf, Hargeysa Feb, 22, 2004 |
90. |
25/02/2004 | «Materia Cinese Chinese Matter»: per una comunicazione universale - Elisabetta Marino, l'Unità 06.02.2004 |
91. |
12/02/2004 | Bandhig Buug: Jamhuuriya |
92. |
23/12/2003 | “Materia cinese”: i ponti invisibili di Lina Unali - Elisabetta Marino |
93. |
16/08/2003 | The Vice President told youngs in his Party that "My Teachers' Group" is a good example to follow. |
94. |
20/06/2003 | Barre Hagi Elmi Ahmed: Tribute to an unknown martyr - Jama Musse Jama |
95. |
29/05/2003 | Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalikayga Maalintaas (20-ka February 1982) - Khadar Ali Gas |
96. |
24/03/2003 | A new section dedicated to the Somali Books |
97. |
21/01/2003 | "Il Gazzettino" newspaper reviewed Layli Goobalay |
98. |
20/01/2003 | Layli Goobalay on "IntercultuRadio" Radio |
99. |
4/12/2002 | "Il Secolo XIX" reviewed Layli Goobalay |
100. |
3/12/2002 | Layli Goobalay on Italian National Radio |